Laascaanood Argagixisada Al-ixtisam Laascaanood (Wajigii labaad )

165 videos • 2,498 views • by Add-Tech Qaybtan Labaad waxaad markiiba ka dheehaneysa duulaanka balaadhan ee Dalka iyo dowlada Somaliland lagu soo qaadey, iyo sidey uga go antahay baabiinta Dadka iyo Dowlada Somaliland, odey dhaqameedaDa Qabiilada somaliya daga oo dhami waxay isku bahaysteen, dilka iyo duminta markale dadka Somaliland iyo dalkaba, Sidoo kale waxaa soobaxay Xubno Sarsare oo Kamida Kooxaha Colaada iyo dagaalka ka abuuray Laascaanood, halkan waxaad ka heleysaa xogta xadhiidhka wadashaqeyneed ee ay wadaleyihiin Kooxaha Argagixisad iyo xubno ama shaqsiyaad xilal sare kahaya Dowlada Somaliland. iyo sidey u khiyaameen wadanka iyo dadka ay u dhaarteen iney cadaalad ugu adeegaaqn, waxaa kaloo kamida Xisbiyada mucaaradka qaarkood uu xiriir dheer iyo wada shaqeyn buuxda la leh kooxaha argagixisada, iyo kicinta shacabka, hubeynta kacdoonada shacabka somaliland. waa dhaqanka Alshabaab marba wajigay doonaan ayeey xidhaan, xitaa gudoomiye baarlamaan bay ku matalaan