Channel Avatar

Somali National Television @UCi5fZhV7tPitSjnhEHJirGA@youtube.com

873K subscribers - no pronouns :c

SOMALI NATIONAL TELEVISION (SNTV) #Industry Broadcasting #


07:32
Wasiir Fiqi "Waxaa jira wakiil ka tirsan caalamka, oo si gaar ah u taageeraya cadowga khawaarijta."
06:00
Munaasabad lagu soo dhoweeyey Urur Siyaasadeedka Towfiiq oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb.
31:08
WARKA HABEEN EE SNTV 17 04 2025
05:46
WARKA MAAYGA EE SNTV 17 04 2025
54:25
Barnaamijka Kulanka Toddobaadka SNTV 17 04 2025
05:42
Machadka Caafimaadka Qaranka oo Muqdisho kusoo gabagabeeyay tababar ku saabsan Talaalada.
03:51
Wasaaradda Deegaanka XFS oo xustay maalinta 17-da Apriil oo ku beegan maalinta dhir beerista Qaranka
05:20
Shirka Sanadlaha ah ee Degmooyinka Gobolka Shabeellaha Hoose oo maanta ka Furmay degmada Afgooye.
03:32
Wasiir Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) “Waxaan garab-taaganahay Ciidamada Qaranka.
05:14
Xildhibaan Maxamed Axmed Beereey "In dhulkeenna maanta khawaarij haysato waa nagu ceeb,
01:58
Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow "Dagaalka Khawaarijta halagu daro in dadka deegaanada ay joogaan.
14:14
Wasiir Fiqi "Waxa la dhibaateynaayo, oo la beegsanayo waa dadkii aad matasheen, baraarugaan.
11:23
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka hadlay howlgalkii Khawaarijta lagu laayey ee maanta Ciidamada.
05:36
Wasiir Cali Xaaji "Khawaarij meel walba ayeey ka soo qaxeen, waxana ay isugu yimaadeen deegaanadeena
04:53
War-Murtiyeed ayaa laga soo saaray Shirweynaha la-dagaalanka Khawaarijta.
08:41
Wasiir Xasan Macalin "Khawaarij ehel iyo dadnimo midna magalaan, ee aan u wada istaagno una midowno.
03:04
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo dhiiri-gelin ugu tegay cutubyo ka tirsan Ciidanka.
25:51
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo dhageysaneysa dacwadda toddoba eedeysane.
02:34
Jaylaani Cali Xuseen oo kamid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo maanta qaatay Shahaadada codeynta
02:57
Ra’iisul Wasaare Hamza ayaa Golaha Wasiirrada uga warbixiyay safarkii Nabadda iyo Midnimada
03:49
Kulankan oo looga hadlayay la dagaalanka fikirka xagjirka ayaa lagu qabtay Dhuusamareeb.
02:53
"Khawaarijta xal aan xabad aheyn malahan, saaka wixii ku dhacay cashar ha ugu filnaato."
02:29
Wasiirka Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed ayaa faah faahiyey howlgalkii saaka.
01:38
Qaar ka mid ah Ururrada Siyaasadda ayaa maanta tegay goobaha ay ka socoto diiwaan-gelinta.
02:05
Taliska qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgalkii saakay.
32:39
MADASHA DHALIN YARADA" DHIBAATADA MUQAADARAADKA"
31:29
WARKA HABEEN EE Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed 16.04.2025
04:44
Gudigga Doorashooyinka Qaranka oo sheegay in ay si wanaagsan u socoto diiwaan galinta codbixiyaasha
05:11
Wasaaradda Warfaafinta XFS ayaa maanta kulan la qaadatay maamulada hoteellada magaalada Muqdisho.
01:41
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa shir looga hadlayay iskaashiga amniga ku yeeshay Nairobi
05:31
Wajiga 1-aad ee Ololaha Dugsiyada cagaaran oo maanta Muqdisho lagu soo xiray.
05:33
WARKA MAAYGA SNTV 16.04.2025
01:11
Madaxweyne Xasan "Horumar, Xuquul insaan, nabad lagama hadli karo inta khawaarij dalkeenna joogto,
01:47
Khawaarij waa jabtay, waxayna ku jiraan rafashadii ugu dambeysay.
05:37
Madaxweyne Xasan Sheekh “Dagaal guud ayuu dalku ku jiraa, waan ku adkaanay, walina waa socdaa,
05:22
Madaxweynaha Jamhuuriyadda "dadka aan siino fursad ay rabitaankooda ku doortaan qofka ay rabaan."
16:22
Madaxweyne Xasan Sheekh “Diinteenna suuban ayaa nafaraysa in aan ilaalino xaquuqda Banii'adanimada”.
33:04
Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxa aan rabaa in aan ilaalino xaquuqda Bini’aadamka.”
04:55
George Conway Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah oo soo dhaweeyey go'aannada Shirka Qaran ee Xuquuqul..
04:50
Guddoomiye Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa ka warbixiyay howsha diiwaangelinta codbixiyeyaasha
01:15
Wasiir Khadija "Shirkan wax weyn ka bedeli doonaa xaaladda Xuquuqul Insaanka Dalkeena "
08:20
War-Murtiyeedka shirweynaha Qaran ee Xuquuqul insaanka Soomaaliya.
14:42
Farriinta kooxda kala Maan ee Xiritaanka Shirweynaha Qaran Xuquuqul insaanka Soomaaliya.
03:51
Hadal jeedinta wasiirka Haweenka KGS Shamso Yarow xiritaanka shirweynaha Qaran ee Xuquuqul insaanka.
04:49
Hadal jeedinta wasiirka Wasaaradda Shaqada ee xiritaanka shirweynaha Qaran ee Xuquuqul insaanka .
02:41
Hadal jeedinta wasiir Nuura ee xiritaanka shirweynaha Xuquuqul insaanka Soomaaliya.
00:56
wasiirkii hore Deeqo "Shirweynahan waxa uu ka turjumayaa hormarka aynu ka gaarnay Xuquuqul insaanka"
02:48
Hadal jeedinta Dr Maryan Qaasim Axmed xiritaanka shirweynaha Qaran ee Xuquuqul insaanka Soomaaliya.
05:18
Lataliye Sare Faadmo Caadle "Diinteenna Islaamka ayey ku dhameystiran tahay Xuquuqul beni'aadamka".
03:26
Wasiirka Haweenka KGS Shamso Yarow "waxa ay ku dadaashay in deg deg loo fuliyo kiisaska dilka ah .”
50:59
Dood-cilmiyeedka 1aad : Hirgelinta Xuquuqda Aadanaha iyo Maamul-wanaagga Qaranka.
48:17
Maalinta 2aad Dood cilmiyeedka 4aad Ganacsiga iyo Xuquuqda Aadanaha
02:05
Ra’iisul Wasaare Xamse "Waxaan dadaal ugu jirnaa sidii dalka looga xoreyn lahaa Khawaarijta ."
09:33
Guddoomiyaha Hay'adda Gargaara "safarka Raisul wasaaraha Waxa uu ahaa mid muhiim u ah midnimada.
05:34
Dr Maryan Qaasim "Aragtida cusub waxa ay muhiimad gaar ah siineysaa ilaalinta Xaquuqul insaanka".
01:29
Dadweynaha maalinta labaad qaadanaya kaararka isdiiwaangelinta Doorashooyinka qof iyo codka ah.
01:59
Hordhac: Madaxweynaha JFS oo maanta soo xiraya shirweynaha Qaran ee Xuquuqul insaanka Soomaaliya.
05:02
Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ayaa howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Koonfurta mudug.
04:39
Ra’iisul Wasaare Xamse oo tegay degmada Shangaani oo diiwaan-gelinta cod bixiyaassha doorasshada.
03:24
"Waa in la qaataa amarka Nabigeenna NNKH, oo na faray waa la dagaalanka Khawaarijta.