Sxbayaal walalyaal waxaan Idinla wadaagayaan maalintaan umada muslimiinta ah kuweyn ciid mubarak meel walba oo aad dunida daafaheeda ka joogtaan gaar ahaan Bahda Binu Zaki Pro munaasabada maalintaan adinka iyo ehaladiinaha iyo inta aad jeceshihiinba farxad iyo dumashaad ku qaata.
Sxbayaal Maalmahaan Xanuun ayaan dareemayaa Fadlan aan isku duceeyno illahayna Danbigeena Hadhaafo Hadii aad aragtan Dib u dhac barnaamijyadeena inaan si kale idinkaga Maqneyn ogaado mahadsanidiin dhamaantiin Tageeradiina.
Eid Mubarak kulu caamu wa antum bikheyr maalin ku weyn diinta islaamka farxad ayaan idiin rajeynayaa inaad ku qaadataan adi iyo qoyskaagaba sxbadeyda aan halkaan kuwalaalownay one love gusys.
Waligaa ma maqashay xasuuqii parkland waa xasuuqii ugu xumaa taariikhda wadanka mareykanka ka dhacay 17 qof ayaa lix minute lagu dilay 17 kalana waa lagu dhaawacay oo arday school ubadan muqaal documentary ah ayaan kadiyaariyey caawa 7:00pm ayaan halkaan soo galineynaa yuusan ku dhaafin inta ka horeysa salaan iyo maalin jimco ah oo kheyr badan ayaan idinkaga tagay TEAM BINU ZAKI PRO.
SAFAR DHEER OO AAN SOO BILAABAY 7 BILOOD KAHOR MAANTAY WAXAAN DHIHI KARAA WAXAA II MUUQDA OO AAN RAJO WEYN KA YAASHAY HADAFKII AAN U SAMEEYEY MAREEGTAAN YOUTUBE WAXAAN GAARNAY 6 BILOOD IYO BAR 10K OO SAXIIBO WANAAGSAN AH WAXAAN RAJEEYNAYAA BILAHA SOO SOCDA IYO SANADKA CUSUB 2024 INAAN GAARI DOONO MEESHAAN MEEL KASAREEYSA INSHA ALLAH MARKA HORE WAXAA MAHAD USUGNAATAY ALLA SUBXAANA WATACAALAA OO AWOOD IYO FIRFIRCOONI II SIIYEY HOWSHAAN ADAG INAAN JOOGTEEYO MARWALBA ASXAABTEYDANA LAWADAAGO MUQAALO QISOOYIN IYO WANOOYIN XANBAARSAN INAAN HALKAAN KUSOO GUDBIYO ALXAMDULILLAH MAHAD CELINTA LABAAD WAXAA ISKA LEH SAAXIBADEYDA HALKAAN IGALA SOCDA MEEL WALBA OO AAD DUNIDA KAJOOGTAAN WAAD KUMAHADSANTIHIIN DHIIRIGALINTIINA LA, AANTIIN WAXBA NOOMA SUURTA GALEEN WAXAAN IDINLEEYAHAY JIMCA WANAAGSAN EUROPE, AMERICA, ASIA, AFRICA IYO AUSTRALIA MEESHAAD JOOGTAANBA..
JUMCA WANAAGSAN SAXXIBADEYDA KUXIRAN HALKAAN WAA ODAYGII OO IDIN LEH MAALIN QURUX BADAN IYO WAQTI QURUX BADAN AYAAN IDIIN RAJEYNAYAA CAAWA IYO 7:00PM WAXAA IDIN SOO GAARI DOONO MID KAMIDA DILALKII FANANIINTA AMERICA MUQAAL QURUX BADAN OO QISO XANUUN BADANI KADANBEYSO WAA INOO IYO CAAWA IYO HALKAAN ONE LOVE ALL OF YOU.
ASC JUMCA WANAAGSAN SAXIIBDAYDA HALKAAN IGULA SAAXIIBAY CAAWA 7:00PM WAXAA IDIIN DIYAARA QISADA SADEX GEESOODKA JACEYL AH OO DHIIGU KU DAATAY FBI DA MAREYKANKA AYAA KIISKAAN KU CEEBOOBAY WAA QISO DHAN WALBA TAABANEYSA CASHARNA KUBARI DOONTA YEEYSAN KU DHAAFIN CAAWA INSHA ALLAH WAQTIGEEDA AYEEY SOO GALAYSAA INSHA ALLAH.
NINKII HURDADA UDIIDAY SHACABKA MAREYKANKA DHIIGYO CAB ARXAN DARAN DANILO CALVAKANTE SIDII UU XABSIGA UGA BAXSADAY IYO QAABKII LOO SOO QABTAY DILALKII UU GEEYSTAY MUQAAL AAN KAGA HADLAYNO AYAA CAAWA INII DIYAARA SII DIYAAR GAROOBA MY LOVELY FAMILY TEAM BINU ZAKI PRO.
MUQAALKA CAAWA WAA MID KAMIDA XASUUQII DILALKA UGU XUMAA EE LOOGESTO QOYS MAREKYKAN AH TAARIIKHDA WAA MUQAAL QISADIISA IYO XANUUNKIISA WATA CAAWA 7:00PM AYAA INOO BALANA TEAM BINU ZAKI PRO.
My Name: Zaki Abdi Yasin
Somali YouTuber and content creator
Story Teller Qisooyinka Duninda,
Nagu taageer howshaan adag 1m Target