Kala soco BBC Somali TV, wararka ugu waaweyn ee Soomaaliya iyo caalamka iyo weliba doodo, warar muuqaalo ah iyo falanqeyn dheeraad ah. Isniin kasta waxaad daawaneysaa wararka ciyaaraha. Khamiis kasta doodo ku xiisa geliya iyo wareysiyo xasaasi ah oo aan idin soo gudbineyno.