TV BARAAWE oo ku baxa lahjad ka mid ah lahjadaha deegaanka Baraawe waxaa laga dheehdaa barnaamijyo dhowr ah oo wax tar badan u leh bulshada Soomaaliyeed ee ku xiran TV ga sida:
➢ Waxbarashada
➢ Is dhexgalka
➢ Nadaafadda
➢ Wax wade qabsiga
➢ Dhaqaalaha
➢ Farsamada Gacanta
➢ Kaluumaysiga
➢ Beeraha
➢ Barashada Diinta islaamka➢ dhaqanka suuban.
➢ Farshaxanka iso Suugaanta
➢ Gargaarka Naafada iso Saboolka
TV BARAAWE which broadcasts in one of the dialects of the Baraawe area has several programs that are very useful to the BARRAGE community connected to the TV such as:
➢ Education
➢ Interactions
➢ Hygiene
➢ Collaboration
➢ EconomicsGas Handicrafts Umm Fishing
➢ Agriculture
➢ Teaching Islam uban good manners.
➢ Arts and Literature
➢ Assistance for the Disabled and the Poor
For Mor Inf Call
London Studio 00447722078747. ENG. Made
Danemarca Studio 004571411765 . Omar Sheikh