Channel Avatar

ShaakirTube @UCtK6RXjFQfTp7EO_pmv5HtQ@youtube.com

47K subscribers - no pronouns :c

Wacyi gelinta, Faafinta Qisooyinka iyo Baraarujinta Bulshada


Welcoem to posts!!

in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c

ShaakirTube
Posted 1 year ago

Waa Maxay Sababta aad u Guursatay / Guursan lahayd?

10 - 3

ShaakirTube
Posted 2 years ago

Ciid Wanaagsan, Rabbi ha inaga aqbalo acmaasheenii wanaagsanayd ee bishii Ramadaan, Ilaahay waxaynu weydiisanaynaa inuu ina gaadhsiiyo Ramadaanno badan oo cibaado iyo camal saalixa aynu ku camirno.

55 - 0

ShaakirTube
Posted 2 years ago

U Duceeya Hargeisa in Rabbi Dabka ka Bakhtiiyo, Masaakiinta ku Hanti Waayey in Rabi Badal khayr qaba siiyo, Dadka ku waxyeelloobey na Rabbi u booga-dhayo, Hargeysi Maanta Duco ayey inooga Baahan tahay.

71 - 9

ShaakirTube
Posted 2 years ago

Ramadan Mubarak Dhamaantiin Walaalayaal, Rabbi Ramadanta kuwii Caafimaad, Cimri Barakeysan iyo Camal Saalixa ku Dhamaysta ha inaga wada Dhigo, Waa Bishii Kheyrka ee halaga faaiideysto.

125 - 12

ShaakirTube
Posted 2 years ago

Bishii Raxmadda ayaa dhow, Bishii Dambi Dhaafka ayaa Dhow, Bishii Alle dadka Naarta ka xoreyn jirey ayaa dhow, Rabbiyoow na gaadhsii, Camalka saalixa ahna na waafaji, Kuwa loogu dambi dhaafo na naga dhig. Aamiin.

194 - 11

ShaakirTube
Posted 2 years ago

72 - 8

ShaakirTube
Posted 2 years ago

كلمات تعزية عن جريمة بشعة راح ضحيتها شيخي الشيخ عبدالناصر
https://youtu.be/RqU1Pg_xnHI

105 - 3

ShaakirTube
Posted 2 years ago

Wakhti kordhin Laba Maalmood ahaa oo Scholarship kii Turkiga loo sameeyey ayaa dhamaanaya Caawa 11:59pm, Ka Faaiideyso hadii hore wakhtigu kaaga dhacay.

45 - 9

ShaakirTube
Posted 2 years ago

Miyaa La Adkeeyey Iqaamadaha Dalxiiska, Halkan Ka Daawo: https://youtu.be/3XMeUpDjSd8

85 - 0

ShaakirTube
Posted 2 years ago

Deen4Kidz, Nashiidooyin Caruurta ah oo si Qurux badan Loo Diyaariyey: https://youtu.be/QWtnFCYRfO4

36 - 0