Channel Avatar

Sheekh Maxamuud Shibli @UCpYhrrlrFiqaOZbPgtaiyMA@youtube.com

211K subscribers - no pronouns :c

Kusoo dhawoow Channelka rasmiga ee Sheekh Dr. Maxamuud Shibl


Welcoem to posts!!

in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c

Sheekh Maxamuud Shibli
Posted 2 years ago

Maanta waxaa la soo deyn doonaa Darsiga 1aad ee Kitaabka 1aad ee Sharxu Sunnah oo uu Imaam Muzani leeyahay marka uu waqtigu yahay 2PM ama labada Duhurnimo ee Bariga Afrika.
Kitaabka linkagan hoos ayaa ka shuban kartaan Darsi walbana waa la soo raacin doonaa Insha Allah:
drive.google.com/file/d/1V9yu5T2ppQyj5pslLHtKOcFHw…

123 - 11

Sheekh Maxamuud Shibli
Posted 2 years ago

Dadweynaha dhamaan waxa la ogaysiinayaa in silsiladda Caqiidadada ah ee ku magacaaban Ictiqaadu-Shaaficiya in lagala socon karo channelkan Youtubeka iyo Boggeena Facebooga :
www.facebook.com/shmaxamuudshibli



Waxa la soo Deyn doonaa Muqadamada maanta oo Arbaca ah waqtigu markuu yahay 2PM Bariga Afrika.



Kitaabka 1aad wuxuu bilaaban doonaa Axadda Insha Allah. Isagoo PDF ah ayaa la soo dhigi doonaa pagekan, muuqaal kastana waa la soo raacin doonaa Insha Allah.

Allah ha naga dhigo kuwii ka faaideysta kuna camal fala cilimgan.

201 - 27

Sheekh Maxamuud Shibli
Posted 2 years ago

FARIIN AAD U MUHIIMSAN!!!
fb.watch/cXqy69EMX2/

230 - 4

Sheekh Maxamuud Shibli
Posted 2 years ago

إنا لله وإنا إليه راجعون
إن لله ما أخذ، وله ما أعطى، وكل شيء عنده بأجل مسمى.
العين تدمع، والقلب يحزن، ولا نقول إلا ما يرضي ربنا، وإنا لفراقك يا أبا محمد لمحزونون.
Waxaan umaddeena uga tacsiyaynaa geerida Sh C/Nasir Xaaji Axmed oo maanta lagu dilay magaalada Kismaayo asagoo kasoo baxay cashir

Sh C/Nasir wuxuu kamid ahaa culimada soomaaliyeed ee waqtiga dheer kusoo jiray fidinta diinta, aqoon badanna u lahaa diinta
Waxqabadkii Sh C/Nasir wuxuu ka muuqdaa midhaha dadkii kasoo baxay macaahidda iyo xalqaadka uu sheekha hogaanka ka ahaa
Allaha ka aqbalo miisaanka xasanaadkana ha ugu daro
Sh C/Nasir sidoo kale wuxuu ahaa waayeel maslaxo ka shaqeeya, khilaafka dadkana xal nabadeed ka raadiya oo aad loogu intifaacay
Sheekha Allaha u naxariisto, dilka xaqdarada ah ee loo gaystayna shahaado Allaha uga dhigo, dadkeena & diintaba badal kheyr qaba ha inoogu badalo

287 - 26

Sheekh Maxamuud Shibli
Posted 2 years ago

Su'aasha Maanta iyo Jawaaabteeda

fb.watch/7QKJpJ79th/

118 - 8

Sheekh Maxamuud Shibli
Posted 2 years ago

WARGELIN!



السلام عليكم ورحمة الله وبركاته



Dhammaan akhyaarta sharafta leh ee kuxiran bogga facebooga ee Sheikh Maxamuud Maxamed Shibli waxaan ka raalli galinaynaa muuqaallada iyo postiyada aan habbooneyn ee maalmahan dambe kasoo muuqday bogga.

Boggu wuxuu mar walba utaaganyahay inuu dacwada islaamka usoo gudbiyo dhammaan inta kuxiran.



Cillad farsamo oo sababtay arrintaas ayaa inagu qasabtay inaan uguurno bog cusub oo uu yeelan doono Sheekh Maxamud Shibli



Linkiga bogga cusub waa:
www.facebook.com/SheekhShibliOfficial



Baraamijtii laga soo dayn jiray boggii hore waxaad kala socon kartaan boggan cusub. Fadlan lawadaag asxaabtaada dhammaan si ay fariintu uwada ugaadho dadkii kuxidhnaa bogga sheekha.



Mahadsanidiin
Maamulka Bogga.

213 - 5

Sheekh Maxamuud Shibli
Posted 3 years ago

Muslimiinta Meel Walbooy Daafaha Caalamka Ka joogan Waxaanu oogu Hambalyaynaynaa Curashada Bisha Shawwaal Waxaana Leenahay
CIID MUBAARAK DHAMMAAN !!!
كل عام وأنتم بخير

422 - 12

Sheekh Maxamuud Shibli
Posted 3 years ago

NADWA RAMADAAN 2021

Topic: NADWO RAMADAAN 2021/1442_DAY 1
Time: Apr 14, 2021 09:30 PM (Sadax saac iyo badh fiidnimo) - Waqtiga Nairobi, Kenya.


MUXAADARO 1: KAFAAIIDEYSIGA BISHA RAMADAAN - SH MAXAMUUD SHIBLI

MUXAADARO 2: GEERIDA - SH XASAN IBRAHIM


Join Zoom Meeting
us02web.zoom.us/j/5680603507

Meeting ID: 568 060 3507

71 - 3

Sheekh Maxamuud Shibli
Posted 3 years ago

Dhamaan walaalaha muslimiinta meel walbooy daafaha caalamka kajoogaan waxaan leenahay
رمضان كريم! رمضان كريم! رمضان كريم🎉🎉🎉

209 - 9

Sheekh Maxamuud Shibli
Posted 3 years ago

Assalaamu Caleykum Waraxmatullahi Wabarakaatuh


Dhammaan walaalaha kutaxan channelka, halkaan kala socda MUXAADARADII cawa ka qabsoontay MASJIDKA AL-HIDAYA ciwaankeeduna yahay || SABABAHA KEENA IN UMADAHA LA HALAAGO || SHEEKH CABDINASIR XAAJI AHMED

319 - 3