ku soo dhawoow channelkeena aan ku lee nahay you tube waxaan iskula wadaagi doona macluumaadyo xiiso leh,dhacdooyinka waaaweyn ee daafaha dunida,iyo gayiga soomaalida ,taarikhihii saamaynta lahaa iyo waliba sidoo kale madadaalooyin kala duwan oo ku xiisa galiya.