Waxaan isku dayaa inaan ka taageero dadka hal abuurka ah ee cusub dhanka muuqaal duubista, soo dhawaada. ✌🏼
Waxaan soo gudbiyaa muuqaallo la xidhiidha muuqaal samaynta iyo sida aad muuqaal qurux badan u duubi lahayd, sidoo kale vlogs waan sameeyaa.
For Collaborations
📩 Email: dayib0010@gmail.com
Waan kusoo dhaweynayaa, waanan ku faraxsanahay inaad ka mid noqoto bulshada nagu xidhan.