waxaan hiigsanaa waxa ii muuqda waa iftiin midnimo waxaa jiro dadbadaan oo manta ii caynayo balse anigu waxan u arkaa dhiri galiin maalin ayaa afka igu caaynayeen igu amaani donan dunida waa meerto gushane waa dhawdahay anigu cidne dulimad kuma ihii Lakiin dulmi maqato cad ii qalmin quursi madne maqaato sharafta wanaga ayan ka dorbidaa waxan marwalbo ii muuqda guul barwaaqa insha allah 20230 waxaan rajeeynaa guul