Channel Avatar

Mohamed Islam1 @UCk3oFuHeKi7SCvalqtnEBNA@youtube.com

18K subscribers - no pronouns :c

Salaaaaam ❤️


Welcoem to posts!!

in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c

Mohamed Islam1
Posted 2 months ago

So , channel cusub ayaan furtey , 1 muuqal neh wan sodigey , waxana muuqalkeyga after 4 days share gareeye walalkey asad ❤️ .

Daawo muuqalka - https://youtu.be/aJfJTM_2qaQ?si=oop4F...

Thank You bro ‪@asadhagio2749‬ ❤️

68 - 0

Mohamed Islam1
Posted 2 months ago

Caawa waxaan sodigey , course ki ahaa premier pro
Asagaa si FREE ah wali .

Enjoy 😉
t.me/mohdislaam1

( join daha channel kaas )

57 - 5

Mohamed Islam1
Posted 3 months ago

🛑 LIVE 🛑 -

Caawo 9pm East African Time ✍️
See you tonight indhaAllah ❤️

143 - 3

Mohamed Islam1
Posted 4 months ago

ASC
Waxaan Rabaa inaan Qabto FREE seminor oo aan Xog Badan Niigu siini Doono ,
Waqtigee Jeclaan Leheedeen , Casiradi maa Live Sogala mise Haweenki ?
Jawaab Wacan .

215 - 54

Mohamed Islam1
Posted 4 months ago

ASC asxabteyda .
Waxaan diyaarineyne Barnaamij cusub . waxaana kufaraxsanahy inaan caawo episode one kiisa nilawadaagi doono
7:30 pm inshaAllah .
lets gooooooo .

123 - 4

Mohamed Islam1
Posted 4 months ago

New account furtey asxaabey -
www.instagram.com/moha_video_editor?igsh=aGZvenZyZ…

Follow isodaha inshaAllah

51 - 9

Mohamed Islam1
Posted 5 months ago

Eid Mubarak My Family ❤️.
Allah sonka Hanagaaqbalo inshaAllah .

221 - 2

Mohamed Islam1
Posted 6 months ago

Bismillah .
Asalamu Aleykum asxaabteyda , waxaan sameeney qiima dimis -
hadaaan rabtit inaad kafaaideesatit ilasooxarir - +254727412120 mise website keyga -
mohdislam1.com/

thanks
mohamed islam

211 - 3

Mohamed Islam1
Posted 7 months ago

Join our community today
Let's learn things together 😄.

Let's gooooo family ❤️

t.me/mohdislaam1

352 - 8

Mohamed Islam1
Posted 7 months ago

Short Film kani Waxaan Kuedit Gareeney CapCut (PC ), Wuxu Wata -
1. Bg Music
2. Sound Effects
3. Color Grading
iyo Waxwalbo OO Muuqaal Lagudari Karo. Waxaana Sodigaya Baritu InshaAllah.
Stay Tuned.
Lets Goooooooo Family

190 - 9