Channel Avatar

Mr__Esca @UCj4qb94joqP3zmM-xE4GHTw@youtube.com

220 subscribers - no pronouns :c

Ku soo dhawoow Mr__Esca Ka daawo wax walbo oo aad rabtid +25


Welcoem to posts!!

in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c

Mr__Esca
Posted 1 year ago

Qorshaynta Barashada Shay waa mid dadka qaar aad ugu adag. Waligaa ma isku dayday inaad barato Shay kaasoo aanay qusaynin School ka aad dhigato maanta . Misse waliga ma isku dayday inaad barato Cilmi ku saabsan waxa aad mustaqbalka rajeynayso kaasoo aadan u aadin Wax jaamacad ah iyi prevet midna . Waxaad haysataa waqti aad u furaaqo badan marka aad dhigato School ka sababtoo ah waxaad awoodaa inaad barato Cilmi kale aad mustaqbalka hiigsanayso kaasoo kuu noqon doono mid bedela mustaqbalkaada haday tahay dhinaca maaliyadeed , hab dhaqankaada iyo dhanka aqoontaada oo kororsan . Isku day inaad waqtigaada maalinlaha ah ee aad heysato kaasoo gaaraayo ilaa 24saac , halsaac ama nus saac ka mid ah u qorshay inaad ku barato Cilmi cusub iyo nus saac kalena u qorshee inaad ku daraasayso Quraanka kariimka ah kaasoo aduun iyo aaqiro ku anfaca kuuna fududeenaayo Barashada Wax aad doonayso iyo howl walbo oo kugu adag ///💕💕💖💖💞💞/// Sayid Cumar Axmed Maxamud /// Mr_Esca . Hadaad soo wada aqrisay si aan u fahmo iisoo qor qoral

0 - 0

Mr__Esca
Posted 1 year ago

Intaad nooshahay noloshaada Wax uqabo . Bari waad dhiman kartaa. Naftaada wax bar si aad hormar ugaarto . Kuma xirnoow Alle si aad aaqiradaada u hagaajiso

0 - 0

Mr__Esca
Posted 1 year ago

Hello 👋 how are you. Please subscribe me

1 - 0