Channel Avatar

SAAHID PRO @UCiovVuQy9PmGiMTUiBeZZtA@youtube.com

2.3K subscribers - no pronouns :c

Yt 4:33 Ku soo dhawoow kanaalka fadalan subscribe noqo Sii


Welcoem to posts!!

in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c

SAAHID PRO
Posted 11 months ago

“cidlaad ka hadlaysaaye
culays manaa dareema
markaa aan codkaaga
cabbaro yara dhaygsto

“Hadii cabasho jirtana
cilad kale ha moodine
adiga caashaqagiibaa
Naftayda yar culaaye
Hadmaad igu casuumi
kashaada cudoonney

“saahid

0 - 0

SAAHID PRO
Posted 11 months ago

“ Miciin ♥️🫂


“hadii aad murugooto
ana ku maweelin doonee
Hayga noqon mashquulee
moobilkaga iga soo wac

“inta aad I maqalaysoo
murun ku gelin maayo
marna igu caajisi maysid
waxaad noqoni mabsuud
Miridhkaad ila hadlayso

“mushilkadaha ku haysta
Anigaa kula meel marin
maalmaha kula qadhaadh
Aniga kaga dhigi macaan

“jawiyadii maquursanaa
agtaydaad ku macsalamayn
anaa ku noqon miciine
midigtaada bal ii dhib

“ Zaahid

1 - 0

SAAHID PRO
Posted 11 months ago

“Dheehi dhedig lagu yiqiin iyo
Dhaldhalaalku waw gaar iyagee
Hanaanka dhaqankooda bilan
ayuu nafluhu la dhaygagaaye
Dhalsho miyeey u ciil qabaan

1 - 0

SAAHID PRO
Posted 11 months ago

“Ruuxii bahdilan bay naftu iska baloogtaaye
Bye bye anaa kuleh qalbiguu kumu boginee

1 - 0

SAAHID PRO
Posted 1 year ago

“anoon adi ku doonnayn
wataad u ilmaysay jacayl
Adi keligaa ildooftay

eraydaada markaan eegay
anuu ilaalinnaya qalbigaaga
Wataan ka aqbalay Xidhidhkii

Markaan ubaxyo ku keenay
ammaan adiga kugu koobay
Ayaad istidhi allaylahee
Imikaad adoonsan kartaye
Adigoon u uur naxaynin
qalbiga ka yar ataag bal

“ruux baan ahay adagee
hadaad is lahayd ha ooyo
Intaad iga yar aamusnayd
farxad baad ii abuurtay

Hadaad moodi aragaaga
Inay naftu u olalaysoo
aqoon baad ii lahaynee
indhaha kaba daalay

2 - 0

SAAHID PRO
Posted 1 year ago

"haddu gu' xumi jiroo naftu wax gocanayso
oo wagtigu gadaafo yeesho kugu geblaynnayo adduunyada gelinba cayn oo gabalkeed dhacee
Iska samir guushu marbay gurigaaga imane

1 - 0

SAAHID PRO
Posted 1 year ago

Bashiir jaawi

1 - 0

SAAHID PRO
Posted 1 year ago

Mid baa igu dheer
dhankaygana ahee
Boggayga dhaxasho
Qalbiga dhisatee

Miyaan Iska dhaafi kara
Dhowrsan dayn kara
Jacaylka dhabta ahi
Dhabteeda weeye


Caashaqa dhadhankiisa
Macaankiyo dheeha
Iyada loo dhameeye
Xageen uga Dhaqaaqa


Bir igu dhalashayo
Maanka iga dhagan
Weeye dhabtiiye
Miyaan iska dhili karaa


Dhaam weey buuxo
Roobku biyo dhigaye
Miyaan iska dhuri karaa


Allan ku dhaartaye
Inaan dhaymano
Ruuxna dhaafin weeye
Miyaan ka dheelman kara



💕#hopppp One ☝️ Laav ~~

1 - 0

SAAHID PRO
Posted 2 years ago

Love

0 - 0