Channel Avatar

Ceebla Cuud @UChWeY5T6K8f4s-SMDCTQb_w@youtube.com

4.1K subscribers - no pronouns :c

Welcome. I am Ceebla. You will find here motivational and tr


Welcoem to posts!!

in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c

Ceebla Cuud
Posted 2 weeks ago

asc walaalaheyga aan Alle dartiis isku jeclnahay.

Beryahan Youtube baa accountkaan ku dhegtay oo waxaan qaatey inaan ka dacwoodo. Sidaa baa uga habsaamey. Bal ii soo duceeya iney iga xirin. Iyagoo waxba lacag eyan isiin bey is xariifinayaan! Waxey ka dacwoodeen muuqaalada text oo an fasiro. Waxey dhaheen dad kale ayaa leh, maxaad u soo qaadatay. waan u jawaabey. InshaAllah kheyr

57 - 12

Ceebla Cuud
Posted 3 weeks ago

DAY 10 CHALLENGE..

37 - 3

Ceebla Cuud
Posted 3 weeks ago

DAY 9 CHALLENGE

33 - 6

Ceebla Cuud
Posted 4 weeks ago

DAY 8 CHALLENGE

37 - 4

Ceebla Cuud
Posted 4 weeks ago

DAY 7 CHALLENGE

32 - 4

Ceebla Cuud
Posted 4 weeks ago

DAY 6- Xaaladda ka warama?

38 - 2

Ceebla Cuud
Posted 4 weeks ago

DAY 5 OF THE CHALLENGE.

36 - 4

Ceebla Cuud
Posted 4 weeks ago

ASC dhamaan. Xaalku waa sidee? Challengekaan ma fududa. Waxan dareemay culays, xanaaq aan laygu aqoon, daal iyo murugo aan waligey qabin..xitaa waxaa qalqiil iga gashay adkaarteydii kale. Marka waxaan go'aansaday inaan adkaarteydii oo dhan aan subaxdii hore dhameystiro, ayatul kursi aan ka dhigto habeenkii inta karaankeyga ah. Hadda waxaan gaarsiiyey ilaa iyo 60 ayatul kursi. Marka hore waa rafaadeysaa laakin gadaal waad guuleysan doonnaa inshaAllah. Bal ii warama idinka?

38 - 24

Ceebla Cuud
Posted 4 weeks ago

DAY 3- AYATUL KURSI CHALLENGE. Xasuusin weeye. Wixii aad isku aragtaan maalintaas, ha u joojin. Ha cabsan. Wad akhriska. Qolooyin ama waxyaalo ayaad gubeysaa. Intii aad awoodo sameey, 10 ba xa noqoto xitaa. Meel uun ka bilow.

44 - 3

Ceebla Cuud
Posted 4 weeks ago

Day 2. Alxamdulilaah. Shalay sidee xaalada aheyd? Bal ka soo warama? ANiga xaaladeyda hoos ayaan ku qorayaa inshaAllah.

53 - 20