Channel Avatar

Hinda Ibrahim Nur @UCg9OS6WVI3UlJXZgrMDLnbw@youtube.com

4.6K subscribers - no pronouns :c

Abwaanad Hinda Shaxshaxleey


Welcoem to posts!!

in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c

Hinda Ibrahim Nur
Posted 2 years ago

Asc wr wbr dhamaan asxaabtayda oo noockastaba isugu jirta ee halkan igala socota oo dunida daafaheeda kala jooga waxaan idin leeyahay Aad iyo aad ayaad umahadsan tihiin anigu idinka ayaan wax idinku ahay ka badana waan idinka filayaa wada shaqayn wacan waana rajayn wax idin raali galiya inaan idiin soo gudbin doono insha Allah farxad iigu noolaada

1 - 0

Hinda Ibrahim Nur
Posted 2 years ago

Dhamaan daawadayaashayda halkan igala socda aad ayaad umahadsan tihiin si qadarin leh ayaan idiin soo dhawaynayaa farxad ku noolaada meelkasta oo aad igala socotaan sidaad ii jeceshihiin kadaran ayaan idiin jeclahay.

1 - 0