ASALAMU CALEYKUM!
Magaceyga waa Zakariya. Halkaan waxaa kugu bari doona afka ingiriiska qeeybihiisa kala duwan sida:
Kuhadal ka, Fahanka, Dhawaaqa, Qoraalka iyo Naxwaha anigoo adeegsan doona habka ugu fudud ee kuu suurto gelin karta.
Adna hanaga baqiilin SUBSCRIBE ka iyo LIKE ta iyo SHARE ka.
INSHA ALLAH!