Channel Avatar

XAAKIM @UCXoCn32KjY6GHL57D-OcN4w@youtube.com

35K subscribers - no pronouns :c

SUBSCRIBE👇 ♥️ My Email: murtifilims@gmail.com


Welcoem to posts!!

in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c

XAAKIM
Posted 3 days ago

Maanta waa maalin weyn.

Sannad ayaa ka soo wareegay maalintii halyeeyada Qasaam ay taariikhda ku dhigeen malleeshiyaadka yahuudda. Mujaahidiintuna sannad ka dib weli waa is difaacayaan oo lagama libaysan.

Waa sax oo dhaawaca gaadhay reer Qasa waa culus yahay laakiin taariikhda lama arag gobannimo bilaash lagu helo. Afgaanistaan iyo Jazaa'irba waxa loo huray xoreyntooda hal milyan oo qof, weliba iyaga oo aan sida Falastiin loo qabsaday loo qabsan.

"Gobonimo sun baa kaa xigtoo, laysma siin karo'e
Waa sarac ku baxa dhiig ragoo, lagu Sadqeeyaaye"

-Xaaji Aadan Afqallooc.

Kuwa mujaahidiinta canaanaya iyo kuweenna daawanayaba waxaa innala gudboon inaynu nafaheenna canaananno.

250 - 12

XAAKIM
Posted 3 days ago

100 MATAANO AH👇

7 - 0

XAAKIM
Posted 1 week ago

Muuqaalka Maanta👇👇
https://youtu.be/ZsVPJgXhM2M?si=IUIZh...

90 - 3

XAAKIM
Posted 1 week ago

Ma Daawatay Muuqaalka Maanta...❓️🫡👇👇
https://youtu.be/ZsVPJgXhM2M?si=IUIZh...

32 - 0

XAAKIM
Posted 4 weeks ago

Xagee naga daawataa....❓️🤔


Muuqaalkii Ugu Danbeeyay:👇
https://youtu.be/nB4l66phsxM?si=dhc-J...

43 - 35

XAAKIM
Posted 1 month ago

Ma Daawatay Muuqaalkii Ugu Danbeeyay...❓️👇
https://youtu.be/nB4l66phsxM?si=plT3E...

91 - 2

XAAKIM
Posted 1 month ago

MA DAAWATAY....❓️🤔👇

45 - 0

XAAKIM
Posted 1 month ago

🔻Youtube Wuxuu Ila Wadaagay Horumarka Aynu Samaynay Bishii 8aad, Waxaana Aad ugu mahadcelinayaa 650 oo qof oo share garaysay muuqaalada Kanaalka, Waxaan Idin Leeyahay Abaalkiina ma gudi karo.

🖋Xaakim.

122 - 4

XAAKIM
Posted 1 month ago

BUUG BIXIN. (2)

🔻ALXAMDULILAAH Waxaa ii Suura Gashay Inaan Soo Koobid Iyo Tarjumaad Ku Sameeyo Kitaabka: "التفكير الناقد", Ee Uu Qoray Sheekh Axmed Binu Yuusuf Al-ssayyid, Waxaana U Hadyeey Dhalinyarada, Maadama Uu Iyaga Ku Socdo.

Halkan👇 Kala Deg Buugga Oo PDF Ah:
t.me/axmedgaraadka

📍Axmed Ibraahim (GARAADKA/XAAKIM).

68 - 6

XAAKIM
Posted 1 month ago

Saaxiibayaal Mahadsanidiin♥️, Waxaynu Noqonnay 30kun Oo Saaxiib.



🔻𝙌𝙄𝙎𝘼𝘿𝘼𝘼 𝙆𝘼𝙉𝘼𝘼𝙇𝙆𝘼𝙉 XAAKIM.

Bishii Sadexaad Ee Sanadkan(2024), Waxaan Furay Kanaalkan "Xaakim", Anigoo Bilaabay Inaan Soo Koob Koobo Muuqaalo Dad Kale Leeyihiin, Sida: MR BEAST, BETA SQUAD, Iyo AboFlah.

🔸️Bil Kadib Daawasho Wacan Ayaan Helay, Shuruudda Youtube-kana Waan Buuxiyay.

❌️ Balse Copyrights Ayaa Muuqaalada Badan Kood Ku Dhacay, SABABTOO ah Muuqaalada Anigu Ma Lahayn Ee Dad Kale Ayaan Ka Soo Qaatay.

✅️ Xal Ayaan Raadiyay Baadhitaan Dheer Ka Dib Xalkii Waan Helay, Alxamdulilaah Maanta Muuqaaladaydu Lacag Nadiif Ah Ayeey Sameeyaan.

🔻COURSE Ayaan Diyaariyay, Aan Ku Sharraxaayo Sida Aad Iskaga Ilaalin Lahayd Copyrights-ka Iyo sida Loo Soo Koobo Muuqaalada Challenges-ka Ah.

🔻Dhalinyaro Badan Ayaa Ka Faaidaysatay.

🔻Haddii Aad u Baahan Tahay COURSE-ka Lambarkan Hoose Igala Soo Xidhiidh:
+252636544524.

🖋Xaakim.

112 - 4