Channel Avatar

Ceynte Show @UCVjEr-VV1L4t2u03Z7GKsJQ@youtube.com

47K subscribers - no pronouns :c

Asc walaalyal kusoo dhawaada Channelka Ceynte Show. Barnaa


Welcoem to posts!!

in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c

Ceynte Show
Posted 9 months ago

Waxaan ummadda Soomaaliyeed, muslimiinta caalamkaba iyo Asxaabta ku Xiran Bartayna ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee ciiddul-fidriga. Waxaana Alle ka baryayaa in uu naga aqbalo cibaadadii iyo acmaashii suubbanayd ee aan soo gudannay bishii Ramadaan.

Ciiddu waa munaasabad farxadeed oo ku weyn diinteenna iyo dhaqankeenna suubban. Waxaan shacabka Soomaaliyeed ku boorrinayaa kaalmeynta iyo farxad-gelinta masaakiinta iyo carruurta agoonta ah ee ku tabaaleysan daafaha dalka.

Ciid Mubaarak. Ciiddaan ciiddeeda Alle ha i nagu gaarsiiyo nabad, farxad, iyo caafimaad.

62 - 0

Ceynte Show
Posted 1 year ago

Taariikhda Tataarka oo dhamaystiran Halkan ka dawo

youtube.com/playlist?list=PLK...

4 - 0