Channel Avatar

Abdijaliil Show @UCVgfaU1c2Ro0OkKHaZoIh2Q@youtube.com

192K subscribers - no pronouns :c

I am Abdijaliil an independent video Journalist. Dedicated t


Welcoem to posts!!

in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c

Abdijaliil Show
Posted 23 hours ago

Aide-De-Camp: Astaan Sharaf, Qaranimo iyo Kala Dambayn Ciidan oo la Dayacay?
https://youtu.be/4IvlJnWZcO0

21 - 1

Abdijaliil Show
Posted 2 days ago

EXCLUSIVE | Amniga Qaranka, Aqoonsiga Ssc-khaatumom, Muranka Doorashooyinka Iyo Loollanka Gobalka.
https://youtu.be/staKDzGqUgQ

18 - 0

Abdijaliil Show
Posted 4 days ago

EXCLUSIVE | Amniga Qaranka, Aqoonsiga Ssc-khaatumom, Muranka Doorashooyinka Iyo Loollanka Gobalka.
https://youtu.be/staKDzGqUgQ

6 - 0

Abdijaliil Show
Posted 4 days ago

EXCLUSIVE | Amniga Qaranka, Aqoonsiga Ssc-khaatumom, Muranka Doorashooyinka Iyo Loollanka Gobalka.
https://youtu.be/staKDzGqUgQ

13 - 0

Abdijaliil Show
Posted 4 days ago

5 Arrimood oo saraakiisha Nabadsugiddu ka baran karto taliyihii aas-aasay NISA
https://youtu.be/ioOf6SRc3wQ

29 - 0

Abdijaliil Show
Posted 5 days ago

Geerida Taliye Axmed Saleebaan Dafle:
Murugo Qaran Iyo Casharro Taariikhi Ah.
Goordhow la soco muuqaalkaa oo dhameystiran.

665 - 28

Abdijaliil Show
Posted 6 days ago

Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo Maamulka SSC-Khaatumo ayaa si wadajir ah u soo saaray war-murtiyeed muhiim ah oo ay DFS ku aqoonsanayso SSC-Khaatumo inay tahay dowlad-goboleed cusub, iyadoo lagu dhameystirayo shirweyne iyo heshiis bulsho. Sidoo kale, DFS waxay ogolaatay in SSC-Khaatumo ay xubin buuxda ka noqoto Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC), taasoo ah tallaabo muhiim ah oo lagu xaqiijinayo matalaadda siyaasadeed ee deegaankaas. 

War-murtiyeedkan ayaa sidoo kale xusay in DFS ay diyaar u tahay in ay fududeyso hawlaha la xiriira is-dhaafsiga maxaabiista u dhexeeya SSC-Khaatumo iyo Somaliland, si loo dhiso kalsooni iyo nabad waarta. DFS waxay sidoo kale ballanqaaday in ay si degdeg ah uga shaqeyn doonto dib u soo noolaynta iyo tayeynta adeegyada bulshada sida waxbarashada, caafimaadka, biyaha iyo arrimaha bani’aadantinimada ee deegaanada SSC-Khaatumo.

321 - 18

Abdijaliil Show
Posted 1 week ago

EXCLUSIVE | Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliland "Laxjeclaa Naga Haysa Dadka Laascaanood".
https://youtu.be/TgTtxvDZ9Bk

9 - 1

Abdijaliil Show
Posted 1 week ago

Hambalyo iyo Bogaadin Taariikhi ah!

Caawa waa habeen aan illoobi doonin – aniga oo ah suxufi jecel xaqa iyo codka shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan walaalaheenna SSC-Khaatumo, waxaan idiin soo gudbinayaa hambalyo iyo bogaadin ku aaddan tallaabada taariikhiga ah ee uu qaaday Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.

Ku dhawaaqistiisa cad ee ah in SSC-Khaatumo ay tahay maamul rasmi ah oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, waa mid aan u aragno guul qaran oo dhadhan u leh dadaallada shacabka deegaankaas ee muddo dheer ku taamayay in ay helaan aqoonsi, cadaalad iyo matalaad dhab ah.

Tani waa guul ay wada leeyihiin shacabka SSC, haldoorka u halgamayay, iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee rumaysan in midnimada iyo maamul-wanaaggu ay yihiin jidka kaliya ee lagu gaari karo dowladnimo rasmi ah.

Waxaan sidoo kale ammaan u jeedinayaa Madaxweyne Abdikhadir Ahmed Aw-Ali Firdhiye oo si geesinimo leh uga dhex muuqday masraxa siyaasadda Soomaaliya, isagoo difaacaya masiirka shacabka uu matalo.

Waxaan idin leeyahay:
Guusha maanta ha idinka noqoto dhiirigelin berri, hana lagu nasto, balse ha laga dhigo saldhig laga sii dhaqaaqo.

Xaq lama baryo, ee waa la kasbadaa, waana la muujistaa!
Haddii aan Kaftamo Jamaahiirtii shakiga geliyay Qalasnimadeyda waa inoo Laascaanood walaalyaal🫡

Hambalyo SSC-Khaatumo!
Hambalyo shacabka Soomaaliyeed!
Hambalyo dowladnimada!❤️🇸🇴❤️

1.4K - 93