Welcome To The Dreams Channel:-
Waxad ka halidoontaa channel ka Dreams Filimada dhameytiran iyo Aflaanta dib loo duubay wax ka yar 10 ama 20 daqiiqo. Haddii aad leedahay feejignaan gaaban markaad daawato filimada ama ay dhibaato kaa haysato fahamkooda, waxaanu kuu keenaynaa sharaxaadda ugu fiican ee filimada ugu fiican. Marka la soo koobo, waxaan dib u soo koobin doonaa filimada sharaxaada qisada ugu wanagsan.
Fadlan Subscribe si aadan waligaa u seegin muuqaaladayada.
Like noga dhirigali .............
MAHADSANIDII WALAALEYAAL.