السلام عليكم هذه القناة هلي اول قناة باليوتيوب تتحدث بالعربية والصومالية عن التاريخ القديم للصومال و المشاكل الحالية للصومال و كيفية حليها و النجاحات الصومالية و العالمية نرجوا متابعتكم ودعمكم نطرح عدة مواضيع تخص العالم العربي والعالمي ومكافحة الارهاب القطري والمشروع التركي داخل الصومال القناة هدفها شرح وتوضيح اعمق لفهم الصومال اهلا بكم
Asalaamu calaykum, kanaalkani waa kanaalkii ugu horeeyey ee YouTube ka hadla ee ku hadla af carabi iyo af soomaali maalin axada tobankii fiidnimo, waqtiga soomaalida, wuxuu ku saabsan yahay taariikhdii hore ee soomaaliya, dhibaatooyinka hada jira iyo sida loo xalin karo, iyo guulaha soomaaliya iyo caalamkaba, fadlan la soco oo ku taageer. Kanaalka ayaa ujeedkiisu yahay inuu sharaxo oo cadeeyo fahamka qotada dheer ee Soomaaliya