Channel Avatar

HANOOLAATO @UCNswJOZm-xgi71jylXjNkFQ@youtube.com

493K subscribers - no pronouns :c

Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engag


Welcoem to posts!!

in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c

HANOOLAATO
Posted 2 weeks ago

Sheekada Jaamiciyad uu dhibayo qoraal-akhriska
Sucaad Cabdulle waxay mudantahay in buug laga qoro sheekadeeda oo ah mid waalidiin badan aysan horay u maqal. Hadda waa jaamiciyad Khabiir ku ah sida wax loo baro carruurta ay waxbarashadu ku adagtahay. Ma'ahan wax ay iska jeclaatay ee waa dhibaato ay iyadu la nooleyd waligeed. Dadka xaaladdeeda oo kale qaba, waa dad aad u caqli badan oo wax walba xifdin kara, laakin dhibaato ku qaba qoraalka iyo akhriska.
Sucaad waxay nala wadaageysaa sida ay waxku baratay iyada oo xaaladdaas la nool.

840 - 20

HANOOLAATO
Posted 3 weeks ago

La soco wareysi ku saabsan halista dagaal lagu hoobto oo ay ka digayaan aqoonyahanno uu kamid yahay Dr Afyare oo dhawaan maqaal ku saabsan arintaasi ku daabacay Majaladda Newyork Times.

12 - 0

HANOOLAATO
Posted 4 weeks ago

La soco dhawaan Wareysiyo aan ka qaadnay Lataliyaha Machadka Nabadda ee Yurub Nuuradin Diiriye

243 - 4