Channel Avatar

Abwaan Sayidka Barakaysan @UCLQ81Z0ANkvSxLmYUYJOXcg@youtube.com

201K subscribers - no pronouns :c

More from this channel (soon)


Welcoem to posts!!

in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c

Abwaan Sayidka Barakaysan
Posted 6 days ago

▪︎ Qisa dhabba oo shaqsiyan taabasho igu lahayd ayaan jiliin kooban idiinka sameeyay , beri jimcaha ayay idin soo gaadhi doontaa insh. .

367 - 5

Abwaan Sayidka Barakaysan
Posted 1 month ago

Waa film gaaban oo badbaadin doona hablo badan oo ugaadh u ahaa bahalo arxan laawayaal ah , insh. Maalinimada khamiista ayuu idin soo gaadhi doona.

421 - 16

Abwaan Sayidka Barakaysan
Posted 4 months ago

Short Filmka AAFO , waa mid idiin soo bixi doona isla hadda daqiiqado ka dib , wuxu koobsaday muuqalkani dhacdooyin gunnimo ah oo waqtigan xaadirka ah ka dhex taagan umaddeen !!.

351 - 4

Abwaan Sayidka Barakaysan
Posted 5 months ago

Wax yar ka bacdi waxaad daawan doontaa qaladaadkii Ruwaayada jinka 2024 oo ah kii ugu dheeraa .

333 - 7

Abwaan Sayidka Barakaysan
Posted 7 months ago

Short filmka Aano , isagaa is sharixi doonaa beri kolka uu soo baxo idam ILLAAHAY .

621 - 9

Abwaan Sayidka Barakaysan
Posted 8 months ago

" Waa ruwaayad qalbigayaga gaar u ah , oo aan jeclaan lahaa qof walba oo ku xidhan pagekeena inuu si fiican uga bogto , waxa yaabo aan tira lahayn baa jira aad ka dhex heli doontaan , waa khiyaal dabaqaya waaqica dhabta ah ee la dul marmariyo carabka runtiisuna kabaha hoos taal . Miridhada ruwaayada oo ahaa 40daqiiqo , waxan idiin soo gudbin beri insh. nuxur isu xidhan oo 20daqiiqo ah . Halka 20ka daqiiqee danbe maalmo yar ka bacdi idiin soo gudbin doono . ALLE ha idin wada sharfo nabad ahaada meel walba ood joogtaan.

676 - 14

Abwaan Sayidka Barakaysan
Posted 9 months ago

Qaladaadka ciidu ayaanu idin dhaafin halkan ka soo daawo 👇🏽

42 - 0

Abwaan Sayidka Barakaysan
Posted 10 months ago

Qaybtii 4aad ee dilaal , oo ah qaybtii ugu danbaysay aadna muhiim u ah waxanu idiin soo dayn doonaa 4:30ka galabnimo beri insh .

505 - 4

Abwaan Sayidka Barakaysan
Posted 10 months ago

Qaybtii 3aad ee taxanaha dilaal , waxay soo bixi doontaa 4:30ka galbnimo insh.

444 - 6

Abwaan Sayidka Barakaysan
Posted 10 months ago

Filmka caqiido waa mid si qoto dheer uga hadlaya arimaha diinta & jahliga hadheeyay umada waa mid aanay ka maqanayn madadaalo heer sare ah . Insh. Bari 4:30 galabnimo ayuu soo bixi doonaa .

635 - 14