Channel Avatar

Dawan TV @UCI0ALvkEN9VQwbvmIMHcbvQ@youtube.com

2.5K subscribers - no pronouns :c

This is the official youtube channel of Dawan TV, a televisi


01:21
Masar oo muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan Somaliland.#Somalia
02:19
Bangiga Adduunka oo $90 milyan ku taageeray Jabuuti.#somalia
01:45
Wararka dunida oo kooban.
01:43
UK oo Ku Deeqday $6.25 milyan oo Lagu Taageerayo Ammaanka Soomaaliya.#Somalia
01:23
#Israel oo xirtay xafiiska #Aljazeera ee Ramallah.
01:51
Ruto oo ku faanay in Kenya ay wax ka qabatay amniga Haiti
01:19
Jabuuti oo u soo jeedisay Koonfurta Suudaan waddo kale oo dhoofinta shidaalka ah.
01:07
Warshadii ugu horreysay ee dib u habeyn ku sameysa qalabka caagagga oo laga hirgeliyay Jabuuti.
04:35
Muxuu ka dhahay Wasiirka Dastuurka Galmudug bilaabida la tashiga dastuurka cutubyada 5-9?
01:17
Galmudug oo laga bilaabay la tashiga cutubyada 5-9 ee dastuurka.
02:34
Soomaaliland oo markale cadeysay heshiiskii is-afgaradka ahaa oo ay la gashay Itoobiya.
01:54
Xasan Sheekh oo ka baaqanaya sanadki 2aad shirka Golaha Guud ee QM
01:24
Sultan Kosen, Ninka Ugu Dheer Adduunka, oo Booqasho Ku Tagay Dubai.#Somalia
02:08
Barasaabka Mandera oo u Safray Nederland si ay Uga Qaybgalaan Tartanka Cagaaran ee Adduunka.#somalia
01:18
Masar iyo Mareykanka oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Ciidanka Cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya.
01:13
Booliska Garissa oo Soo Qabtay Laba Nin oo Loo Heysto Falal Dhac iyo Boob.#Somalia
01:21
Wararka dunida kooban.
03:03
Muxuu ka dhahay Safiirka #Yemen ee Soomaaliya xasiloonida Soomaaliya?
02:18
Ma sugeysay Iphone 16 ?
01:25
#SriLanka oo dooraneysa madaxweyne xilli dhaqaala xumo ay ka jirto dalkaas.#Somalia
01:29
Ciidamada #Eritrea oo lagu eedeeyay inay afduub ka gaysteen gobalka #Tigray.
01:19
Jabuuti oo Koonfur Afrika ka codsatay taageerada Maxamuud Cali Yuusuf
23:20
Khudbada Madaxweyne Xasan oo dhameestiran -20-09-2024.
01:46
DDS oo bilaawday soo goynta Bariiska Sitti.
03:22
Muxuu yahay ujeedka Golaha Safiirada Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya?
06:00
Sooomaaliya sidee u aragtaa furitaanka Golaha Safiirada Jaamacadda Carabta?
01:34
Soomaaliya oo ku eedeysay Itoobiya inay laba gaari oo hub iyo rasaas ah keentay #Puntland.
01:10
“Xasan Sheekh iyo kooxdiisa Xamar waa dadka ugu qatarta badanaa ee siyaasadda Soomaaliya soo gala”.
03:05
Maxay yihiin diyaaradaha ay yeelatay Soomaaliya ?
02:50
Golaha Safiirada Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya oo la daahfuray.
01:01
#Laftagareen oo ogolaaday ka qeybgalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran.
01:16
Wajeer oo dhiseysa waddo laami ah oo 15.2 Kiiloomitir ah.
01:24
Rajo intee la eg ayaa laga qabaa wadahadaladda Itoobiya iyo Soomaaliya?#somalia
02:03
Wararka dunida oo kooban.
01:38
Soomaaliya iyo UK oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo xaaladda gobolka.#Somalia
01:24
Muxuu yahay heshiiska ay kala saxiixan rabaan Soomaaliya iyo #Kenya?
01:07
Bangiga Adduunka ayaa ballanqaaday taageero loogu talagalay dhalinyarada iyo haweenka Jabuuti.
01:30
Murashaxa Jabuuti oo xoojiyay ololihiisa guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika.
02:55
#DDS oo sheegtay in hormarin lagu sameeyey waxbarashada Sare.
01:30
DDS oo baareysa dhacdadii lagu dilay 6-da qof ee Wardheer.
01:48
Wararka dunida oo kooban.
01:30
ONLF oo eedeyn u jeedisay xukuumadda Itoobiya.#Somalia
01:30
Shilalka #Kenya oo galaaftay nolosha in ka badan 3,000 oo qof .#Somalia
13:05
Maamulka Bakool oo madaxweyne Xasan ka dalbaday maxkamadeenta Agaasime Bashiir.
02:51
Sidee ayuu kusoo gaaray Maxkamadda Sare kiiska Sayyid Cali?
01:03
6 qof oo aano qabiil loogu dilay Dowlad Deegaanka Soomaalida.
01:53
Ismaamullada Garissa iyo Lamu oo xiisad muran dhul ah ay ka jirto.
01:19
Qarax ay ku dhinteen Sideed Qof ayaa ka Dhacay Beirut.#somalia
01:09
Turkiga oo maraakiib dagaal soo raacinya markabka shidaalka ka qodayo Soomaaliya.#somalia
02:23
Wararka dunida oo kooban.
10:17
Goormee Soomaaliya loo asteeyay maalinta dalxiiska qaranka? #somalia
02:57
Xiriirka Dowladda Dhexe iyo Koofur Galbeed. #somalia
01:17
Maxaa ka jira hakinta Dowladda ee duulimaadyada #Baydhabo?
01:27
Shuban biyood iyo daadad sababay dhimashada in ka badan 500 oo qof oo ka dhacay #Sudan.#Somalia
03:56
Safarka Xoghayaha IGAD ee Soomaaliya: Fariinta Khuseysa Sudan iyo Xiisadda Ethiopia. #somalia
01:50
Wararka dunida oo kooban.
02:36
Wali ma aragtay Diyaarad la qaadayo? #somalia
01:30
Soomaaliya ayaa ku biirtay Wakaaladda Caalamiga ah ee Tamarta Atoomigga.
01:26
Maxay tahay farriinta uu wado Xoghayaha #IGAD ?
01:39
Miyeey joogsatay shaqadii garoonka diyaaradaha #Boosaaso ?