Channel Avatar

Horn Cable Tv @UCHoq0l91NIxYZ4d97aHDnbQ@youtube.com

1.3M subscribers - no pronouns :c

#HORNSAT #HCTV KALA SOCO HCTV KALA SOCO WARARKII UGU DANBE


Welcoem to posts!!

in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c

Horn Cable Tv
Posted 5 days ago

Wasaarada difaaca Somaliland oo war kasoo saartay duqayn xaga cirka ah oo taliska AFRICOM ee dalka maraykanku ka fuliyay fadhiisimo ay ku sugnaayeen ururka xag-jirka ah ee Daacish ayaa sheegtay in aanay duqaymahaasi wax saamayn ah ku yeelan Buuraha Golis oo ku yaalla dhulka Jamhuuriyadda Somaliland. Taas bedelkeeda, howlgalladan ayaa laga fuliyay buuraha Galgala, oo ku yaalla Puntland, oo ka tirsan gobollada Soomaaliya.



Somaliland dhanka kale xustay in ay tahay qaran madaxbannaan oo leh dawlad si dimuqraadi ah loo soo doortay, hay’ado iyo xuduudo si cad loo qeexay.

313 - 25

Horn Cable Tv
Posted 6 days ago

Xarunta Dimuqraadiyada iyo maamul wanaaga (CDG) oo walaac ka muujisay suurtogalnimada dib u dhac ku yimaada doorashooyinka golayaasha wakiilada & deegaanka Somaliland

272 - 9

Horn Cable Tv
Posted 1 week ago

War kasoo kordhay safarka Madaxweyne C/raxmaan Cirro iyo waftigiisu ku gaadheen dalka Imaaraadka Carabta.

332 - 13

Horn Cable Tv
Posted 2 weeks ago

Baafin: Nuura Maxamed Axmed oo jirta da'da 12 Sanno ayaa la waayay 18 January 2025. markii ugu dambaysay eheladeeda waxay ku sugnayd xaafada New Hargeysa.


Haddii aad aragto ama aad hayso xog ku saabsan fadlan lasoo xidhiidh: Abdikani Ahmed Ali 4445422/4249941
Hooyadeed qadan abdilahi Ali 4238428

227 - 17

Horn Cable Tv
Posted 2 months ago

Madaxweynaha Xilka ka sii dagaya ee Muuse Biixi ayaa Hambalyeey Madaxweynaha Cusub ee Somaliland loo Doortay.

569 - 12

Horn Cable Tv
Posted 7 months ago

235 - 4

Horn Cable Tv
Posted 1 year ago

279 - 8

Horn Cable Tv
Posted 1 year ago

237 - 7

Horn Cable Tv
Posted 1 year ago

377 - 23

Horn Cable Tv
Posted 1 year ago

500 - 6