Channel Avatar

Akaadamiyada Maan-Maal @UCGlRoOkkC0N9_KVC2Wtfjng@youtube.com

3.3K subscribers - no pronouns :c

Maan-Maal Waa Akaadamiyad ka shaqeysa arrimaha bulshada umma


Welcoem to posts!!

in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c

Akaadamiyada Maan-Maal
Posted 3 years ago

18 - 0

Akaadamiyada Maan-Maal
Posted 3 years ago

Mudane/Marwo, akaadamiyada Maan-maal waxa ay kugu marti qaadaysaa xaflada xil-wareejinta hoggaanka sare ee akaadamiyada. Kasoo qayb galkaagu waa noo muhium.

Goobta: Hass/Burco
Goorta: habeenka ay sabtidu soo gelayso.

29 - 1

Akaadamiyada Maan-Maal
Posted 3 years ago

Hambalyo Hambalyo

Si bulshada loogu dhiiri geliyo akhriska iyo aqoonta, waxa ay akaadiyada Maan-maal qiimayn ku samaysaa dhalin yarada ku xidhan Maan-maal library shantii biloodba hal mar, waxana lasoo xulaa qofkii wakhtiga ugu badan ku bixiyay akhrinta buugaagta iyada oo lagu abaal mariyo hadyado kala duwan.

doorkan waxa ku guulayatay abaal marinta, isla markaana noqday akhristihii ugu wanaagsanaa Hal-Abuur Cali Ismaaciil

41 - 3

Akaadamiyada Maan-Maal
Posted 4 years ago

36 - 7

Akaadamiyada Maan-Maal
Posted 4 years ago

Barnaamij muhiim ah iyo habeenka ay sabtidu soo gelayso.

36 - 3

Akaadamiyada Maan-Maal
Posted 4 years ago

Barnaamij muhiim u ah Ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare ee Burco ku nool.

56 - 3