Welcome to Hassan A. Shire – a platform for sharp analysis of East Africa’s political landscape and economic trends. With a Bachelor’s in Economics and a Master’s in International Relations, I bring years of experience from UN and international NGOs, working in humanitarian and development sectors.
Here, we break down critical issues shaping the region’s future – from governance and policy to economic shifts. Stay informed with fact-based insights and expert perspectives.
📩 Contact: shire20240@gmail.com
Ku soo dhowoow Hassan A. Shire – barta aad kaga bogan karto falanqeyn qoto dheer oo ku saabsan siyaasadda iyo dhaqaalaha Geeska Afrika. Waxaan ahay khabiir leh shahaado jaamacadeed oo Dhaqaalaha ah iyo Master-ka Xiriirka Caalamiga, anigoo khibrad shaqo u leh QM iyo hay’adaha caalamiga ah ee arrimaha horumarinta iyo bini’aadanimada.
Halkan waxaad kala socon doontaa aragtiyo cilmi ku saleysan oo si dhab ah u falanqeynaya siyaasadda iyo dhaqaalaha gobolka.