hadafkaygu iyo dadalkaygu waa sidii umada somaliyeeed uwada noqon lahaayeen aqoon yahano waxna aqriya waxana qorana waxana soo jeedinkara hadaba halkan waxan idinku soo gudinbin doonaa dhamaan hormarada aqooneed ee aay ubaahantahay umada somaliyeed anigoo kaxun inaan wali jaanis ficn siin oo aan ahay arday aad u busy ah hadana waxan jclhy dhaman inaan umadayda uga faa iideeyo aqoontay iyo wakhtigayga si free ah ku dhawow gacmo furan balanteenu waa hormar iyo higsiga nolasha aqoonta ku dhisan