Soo dhawaada sxbayal halkani waa madasha Adam Axmed waxaanan si maalinle ah idiinkula wadaagi doonaa muuqaalo xiiso leh oo ku saabsan:----
►Heesihii udambeeyay iyo kuwii horeba
►Falanqayno dhanka siyaasada ah
►Qisooyin iyo dhacdooyin ku xiisho gelin doona
►Wararka geeska africa iyo caalamka
#wararka #heeso #Heesocusub #somalitravel #omar
Hadii aad nasoo booqatay fadlan ha illaawin ee Subscribe-gare Thanks