Channel Avatar

DR-TIMAJILAC @UCEydXvQLn58jWHECIwK9XBg@youtube.com

156K subscribers - no pronouns :c

Dr Abdirizak Osman ( Timajilac ) YouTube :- Dr-Timajilac Fac


Welcoem to posts!!

in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c

DR-TIMAJILAC
Posted 2 days ago

Hadii xanuunka Gaaska ku dhibay daawo 👇
https://youtu.be/M8kbrgRmkIM?si=duDfj...

4 - 0

DR-TIMAJILAC
Posted 3 days ago

Wili ma maqashay xanuunkaan ??

https://youtu.be/DYIBjGvm9MU?si=IRtA5...

11 - 1

DR-TIMAJILAC
Posted 5 days ago

Casharkeena Biri 1:00pm waxaa ku sharxi doonaa xanuunka ( Crohn's disease )
Kaas oo ku dhaca dheefshiidka qeeybtiisa hoose Si aad ah mandhiciraha waxoona qofka ku sababaa xanuunkaan -- bog xanuun , cunto xumo , tabar dari , miisaankaada oo hoos udhaco , dadka qaar kor hur sida qandho oo kala ah , hur ama kuleel Halka ee saxarada kasoo baxdo iyo in madhiciraha ku bararaan iyo calaamado kale oo casharka ku dhax sharxi doono insha allaah .
Lasocod wanaagsan birito -- koowda duhurnimo insha allaah ( 1:00pm )
#DrTimajilac.

119 - 7