Channel Avatar

Muslim Channel24 @UCC0-kBgqVNhR3l6QdxDBaTA@youtube.com

2.5K subscribers - no pronouns :c

Walaal qaaliya waa goob dacwadeed ee fadlan inagu soo biir a


Welcoem to posts!!

in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c

Muslim Channel24
Posted 2 years ago

اللهم بلغنا رمضان، بلاغ قبول وتوفيق ونحن وجميع أهلنا في أحسن حال

8 - 0

Muslim Channel24
Posted 2 years ago

Caawo Oo Jimco Ah Shacbaan Waa Dhalatay

Waxaan idiin soo gudbin Doonaa Duruus Iyo Suaalo Ramadaanka Kusaabsan InshaAllaah

Eebe Ramadaanka Ha’ina gaarsiiyo kuwo kafaa’ideestana hanaga yeelo.

Aamiin

7 - 3

Muslim Channel24
Posted 2 years ago

Fikir aruurin
Kadhiibo fikirkaaga maxaad jeclaan lahaydeen in aan idiin soo gudbino?

7 - 8

Muslim Channel24
Posted 2 years ago

Muslim Channel24 waa kanaal dacwadeed, umuuji Garab istaag oo nalawadaag waxyaabaha inaga dhiman

Mahadsanid

9 - 3

Muslim Channel24
Posted 2 years ago

Waxaa la’ogaysiinayaa ardaydi ku taxneed duruusti Sheekh C/wali Jaamac iyo cid kasto oo kafaa’idaysanayso in habeenka sabtida ee nagu soo’aadan labilaabi doono kutubka #النبذة_الزكية_في_القواعد_الأصلية

Waxa uu kabilaaban doonaa masjidka Qadiim ee degmada Baladxaawo, waxa uuna socon doonaa 5ta habeen ee kafaa’idaysi wacan.

13 - 3

Muslim Channel24
Posted 2 years ago

Channelka waa channel dacawi ah laguna faafiyo kheyrka ee soodhawaw

10 - 1

Muslim Channel24
Posted 2 years ago

Asc

3 - 1