Salaam,
Magaceyga waa Ruushka!
Halkan waxaan si joogta ugu soo gudbiya muuqaalo kusaabsan ( Technology Tips, making money Online and Podcasts).
YouTube uma soo galin inaan Lacag kasameeyo sida dadka qaar, balse aniga oo waqtigeyga aad ciriiri uyahey hadana waxaan jecleysty in wixii uu Allah ibarey aan dhalinyarta la wadaago si ey noloshooda wax uga badalaan, maadaama sidaan ognahey maanta dunida waxa hogaaminaya ey tahey Technology.
Hadaba si channel-kan uu dhalinyaro badan ugaaro waxaa muhim ah inaad Subscribe gareysid, sido kalena aad muuqalada Like, share gareysid).
Thanks.