Channel Avatar

MASKAX KOBCIS(BRAIN DEVELOPMENT) @UC8MIaZ3Mc7F0S0fri1P4bsg@youtube.com

2.6K subscribers - no pronouns :c

TEA AND THOUGHTS-SHAAH IYO MASKAX TUUJIN


Welcoem to posts!!

in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c

MASKAX KOBCIS(BRAIN DEVELOPMENT)
Posted 4 months ago

3 SALIIDOOD OO U FIICAN WAJIGA

0 - 0

MASKAX KOBCIS(BRAIN DEVELOPMENT)
Posted 2 years ago

Asc asxaabta codsi yaan qabaa fadlan ii soo duceeya, waan xanuunsanahaye🙏🙏🙏🙏🙏waan idn jecelahay Allah dartii 🥰🥰🥰

2 - 4

MASKAX KOBCIS(BRAIN DEVELOPMENT)
Posted 2 years ago

MASKAX KOBCIS/DEVELOPMENT 🧠COURSES CUSUB 2022

1.6 ASBUUCU COURSE WALIDIINTA(GOURP) WAXA LOOGU TALGALAY CARUURTA JIRA 0-12 🛀👨‍👩‍👦‍👦 2 SAAC ASBUUCII, WAXAA LAGU BARANYAA👇
• Fahamka nafaqada uu u baahan yahay ilmahu
• Fahamka bahida cunuga 0-5
• Goormaa lagu bilaba edbinta?
• Baahida ilmah 6-12 jirkaa
• Ku caawinta caruurta sieedy kal soonidooda ku dhisi la haayeen
• Xalinta khilaafaadka iyo xoojinta maareenta dareenada
• Fahamka xiriirka wanaagsan iyo is dhex galaka qooska
• Tusida jaceel iyo dhisida ilmo naftiisa daryeela
• Barida nabad galyada naftooda(Personal Security)
• Barid ilmah habtiisa(Identity)

2.MAREENTA DAREENADA/CAFIMAADKA MASKAXDA
6 ASBUUC COURSE (GOURP THERAPY 👇 🫂👨‍👩‍👦
• Xakameenta walbahaarka
• Wadnah iyo maskaxda
• Yareneenta walwalka/walbahaarka
• Nacaamada(Hormones) sameenta jidhka iyo maskaxda
• Badalka fikarka qaldadn
• Horumrinta fikradah wanaagsan
• Fahamka iyo ogolashaha wayo argnimada

3. QOF QOF(ONE TO ONE 🧕🤵‍♂️
6 ASBUUCU, 1 SAAC SABUUCII👇
Therapy
Qoska/Family relationship 👪
Dibka caruurta ama 1 cunug
Shaqsi/Personal

Courses waxay soconayaan 6 weeks, fadlan ka dooro course ka aad daneeneesid. Ila soo xiriir si aan kuugu diyaariyo maintain iyo waqtiga aad rabto in aad biloowid.
Waad Mahadsantahiin
+44 7496 303435
Email maskxkobcis@gmail.com

2 - 0

MASKAX KOBCIS(BRAIN DEVELOPMENT)
Posted 3 years ago

CHANNEL KAAN WAXAA LOO SAMEEYEEYE IN BULSHADA SOMAALIYEED LOOGU SOO GUDBIYO TOLOOYIN IYO TUSAALE KU AADAN NOLOSHA QOOSASKA IYO SHAQSIYAADKA. DHAWRIDA NAQANKA, DIINTA IYO HORUMARINTA AKHLAAQDKA WANAAGSAN EE BULSHADA SOMAALIYEED. CAAFIMAADKA MADAX,DARYEELKA NAFTA, BARBAARINTA CARUURTA, DHISIDA XIRIIRKADA WANAAGSAN,XALINTA DHIBAATOYINKA, IYO WADA SHAQEENTA. HADAAD CAAWIMAAD U BAAHANTAHAY NAGALA SOO XARIIR maskxkobcis@gmail.com AMA COMMENTS NOOGU REEB

3 - 0