Channel Avatar

Elmi Ware Media @UC6xHCBbiD7KAPCJrjYga3Qg@youtube.com

65K subscribers - no pronouns :c

Kala Soco Channelka Elmi Ware Media Wararkii Ugu Danbeeyay e


Welcoem to posts!!

in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c

Elmi Ware Media
Posted 1 year ago

OGEYSIIS.Safaarada Soomaaliya Oo Todobaadkan Baasaboorka Soomaaliga Ah Ka Bixineysa Magaalada Columbus, Ohio.

https://youtu.be/WxWgu8o65KE

122 - 10

Elmi Ware Media
Posted 1 year ago

Ciid Wanaagsan Dhammaan Asxaabta Halkaan Aan Ka Wada Soconno.

358 - 23

Elmi Ware Media
Posted 1 year ago

Hadii Aad u Baahantahay in Truck Ama Gaari Laguu Dhaqo Ama Laguu Nadiifiyo La Xiriir Koore Cleaning Services.

36 - 4

Elmi Ware Media
Posted 1 year ago

Ramadan Mubarak Dhammaan asxaabta iyo qoyska.

Allah ha inooga dhigo Bishan mid Farxad leh oo lagu aqbalo ducooyinkeenna.

Ramadan Mubarak to all. May this special month bring peace & happiness to everyone.

كل عام وانتم بألف خير، رمضان مبارك.

477 - 36

Elmi Ware Media
Posted 1 year ago

Waa Kee Gobolka Ugu Fudud Mareykanka Ee Magan-galyo Laga Dalbado.??DAAWO Warbixin,Muhiim Ah.

youtube.com/live/DyRhUEvUGXY?feature=share

51 - 4

Elmi Ware Media
Posted 1 year ago

Madaxweyne JOE BIDEN Ayaa Booqasho Aan Horey Loo Shaacin Oo Qarsoodi Ah Ku Tegay Caasimadda Dalka UKRAINE 🇺🇦 Ee KYIV,waxana uu La Kulmay Madaxweynaha Dalkaasi Volodomyr Zelensky.

Waa Markii u Horeysay Taariikhda Oo uu Madaxweyne Mareykan Ah Booqasho Ku Tago Wadan uu Dagaal Ka Socdo oo Aysan Ka Joogin Ciidamo Mareykan Ah.

Madaxweyne BIDEN Ayaa u Ballan Qaaday Dhigiisa UKRAINE Zelensky In uu Taageeri Doono Inta Ay Qaadato Si uu ugu Guuleysto Dagaalka Gardarada Ah oo uu Sanad Ka Hor Ku Soo Qaaday Madaxweynaha Dalka RUUSHKA VALDAMIR PUTIN.

Jimcaha Ayey Ku Beegantahay Sanadguuradii Koobaad Ee Dagaalka.

Mareykanka Ayaa $30 Bilyan Oo Taageero Dhaqaale iyo Mid Milatari Ahba Siiyay UKRAINE,Iyadoo Madaxweyne BIDEN uu Hada Ballan Qaaday $10 Bilyan oo Dheeraad Ah.

99 - 4

Elmi Ware Media
Posted 1 year ago

IRS Ayaa Shaacisay Maalmo Aan u Baahneyn in Aad Ballan Qabsato oo Ay u Adeegreyso Shacabka Mareykanka Ee Qaba Cabashooyinka Kala Duwan...

youtube.com/live/wcGIcRV4aCw?feature=share

74 - 0

Elmi Ware Media
Posted 1 year ago

KING LeBron James Ayaa Caawa Noqday Ciyaaryahan ugu Dhibcaha Badan Ciyaaraha NBA Ama Basketball 🏀 Ee Laga Ciyaaro Dalka Mareykanka.

KING James oo u Ciyaara Kooxda LOS ANGELES LAKERS Ayaa u Baahnaa 36 Dhibcood Kulankii Ay Caawa Kooxdiisu La Ciyaartay Kooxda OKLAHOMA CITY THUNDER,Si uu u Jabiyo Rikoorka u yiilay Ciyaaryahan KARIM ABDUL-JABBAR Oo Ahaa 38,387 Dhibcood,Kaasi oo u dhigay Sanadkii 1989.

KING James ayaa 36 Dhibcood Ku Dhaliyay 26 Daqiiqo,Waxana Hada uu Noqday Ciyaaryahanka ugu Dhibcaha Badan NBA Mareykanka,Isagoo Dhaliyay 38,390 Dhibcood.

KARIM ABDUL-JABBAR Oo Daawanayay Ciyaarta Ayaa u Hambalyeeyay KING JAMES.

69 - 2

Elmi Ware Media
Posted 1 year ago

Safaaradda Dowlada Soomaaliya iyo Qunsuliyadda oo Fadhigeedu Yahay Magaalada WASHINGTON DC Ee Caasimadda Dalka Mareykanka Ayaa 10 ilaa 13 Bishan FEBRUARY Imaan Doonta Magaalada Minneapolis Ee Gobolka Minnesota.

Haddaba Hadii Aad u Baahantahay Passaporka Soomaaliga Ah Ka Faa,ideyso.

101 - 4