in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c
Asc aqiyarta sharafta leh Meel walba aad jogtaa soo dhowaada waxaana soo dhowaatay 6/may waana xiliga lafiirsanaayo natiijada Dv Lottery 2024 guul wacan ayaan rajeynaa inta qof ee Somali ah guuleysan doonto
NIYADA HA LAISKU FURO HADAD ADIGA GUULEYSANIN WALAALKAAGA SOMALIYEED IN UU GUULEYSTAY KUFARAXSANAAW OKAY
5 - 0
Cawa ayuu furmayaa 7:00am insha Allah waa jam waan dareemi karaa lkn insha Allah Waxaan isku deyaya in aan idinla soo wadaago
Guuleysta aqiyarta 🫡
14 - 3
DV-2024 Program: Online Registration
DV-2024 Program: The online registration period for the DV-2024 Program begins on Wednesday, October 5, 2022, at 12:00 noon, Eastern Daylight Time (EDT) (GMT-4) and concludes on Tuesday, November 8, 2022, at 12:00 noon, Eastern Standard Time (EST) (GMT-5). Submission of more than one entry for a person will disqualify all entries for that person.
4 - 0
Eid Mubarak aqiyarta sharafta iyo samcada leh Meel walbo aad dunida kaga sugantihiin ciidan ciideeda cimri dheer iyo cafimad alle hainagu gaarsiiyo 🤲🤲🤲
5 - 0
Cawa Insha Allah 7:00pm website jam waye koley time wuu bahanyhy so walalaha waxaan kula talibayaa in ay timekooda qataan there is no wasted time hadii lagu selectgareeyo oo guuleysatey waad guuleysatey hadii lagu selectedgareynin haubixin in oo October ayaad appliedgaren kartaa so faraxsanoow waligaa hadad adiga guuleysanin walalkaa ama walashaa Somaliyeed ayaa guuleystay
Waqti walbo ayaadna fiirsan kartaa qasab ma ahan in Aad fiirsatid wll
Guul wacan
28 - 8
War aan lagu Farxeynin oo Dv lottery kusabsan
Shaley wiil Interview galay Oo safarada Nairobi Ku maray ayaa loo diidaayo visihii si cad ayaan loogu dhahay anaga ma aqoonsanin documents Somalia
Wlhi waa xanuun allow Somali adaa umaqan
17 - 5