AXMAD IYO DHIKIL PODCAST waa barnaamij isbuucle ah oo Dr Ahmed Ali Nur iyo Cabdinaasir ElDhikil ay tabinayaan oo laku saaraayo diirada bulshada arimahooda u baahan in laga hadlo waxaana gacan ka geystay ALHAADII HERBAL oo ah xarun cudurada ku baarta qalab casri ah iyo sheybaar, kuguna daweyneysa dhir dabiici ah. Sidoo kale waxaad ka heleysaa Toobin oo kugu sameynayaan dhaqtar iyo dhaqtarad khibrad uleh iyo Dhaqtar CilmiNafsi oo ku taqasusay xalinta arimaha xalka loo waayay.
Goobta: iSgoyska Bakaaraha, HW, Muqdisho, Soomaaliya.
Lambarka: +252 (0) 615-150696
E-mail: info@alhaadiiherbal.com
Baraha bulshada: @ditooraxmad | @eldhikil
Facebook: t.co/k7bbKlBrFR
Twitter: t.co/tepH8UvXTx
Instagram: t.co/rC7Vhuc1TY
YouTube: t.co/gvzCMVWeMX
Website: t.co/G6zmvTfJNn