Channel Avatar

Astaan Sports @UC4zCnlGX_P5o6YHaA2hy0aQ@youtube.com

137K subscribers - no pronouns :c

Welcome to the official Astaan Sports Youtube Channel. Asta


Astaan Sports
1 month ago - 120 likes

10-ka garoon ee lagu ciyaari doono koobka EURO 2024.
Garoonkee ka taqaanaa?
#Euro2024

Astaan Sports
1 month ago - 119 likes

Kaliya 10 Maalin ayaa ka harsan koobka #EURO2024
Yaa taageereysaa Adiga sanadkan ?

Astaan Sports
1 month ago - 79 likes

Haweenka iyo sadaasha kulanka Final-ka caawa ee Champions League.
#UCL #UCLfinal

Astaan Sports
1 month ago - 59 likes

Koobka xiga uu Mbappe uu ku guuleysan karo kee ayuu noqon doonaa?

Astaan Sports
1 month ago - 38 likes

Shanta Final 🏆 ee maanta laga ciyaaraayo adduunka.

Haddii aad haysto adeegga Astaan 📺 dhamaan waad daawan kartaa Final-ka aad doonaysid.

#FinalDay

Astaan Sports
3 months ago - 755 likes

Labo todobaad kaddib horyaalla qaaradda Yuurb oo maanta dib u bilaawanaya.

Astaan Sports
5 months ago - 6 likes

Explore the hidden gem in Mogadishu that rivals the famed Dubai desert safari.

Astaan Sports
5 months ago - 382 likes

Gaadiidka Dekedaha FC | Horyaalka Somali National League oo maanta dib loogu ambaqaadi doona garoonka Eng Yariisow.

Yaa isleedahay wuu badin karaa Kulankan?

Astaan Sports
5 months ago - 61 likes

Toos u Daawo ciyaarta 🎥

Astaan Sports
6 months ago - 1.2K likes

Garsooraha Soomaaliyeed ee Cumar Cabdulqaadir Cartan oo caawa garsoori doono kulanka u dhexeeya Mauritania iyo Algeria.