Channel Avatar

Abdiaziz Barrow @UC4W3D-Cdn_AmNlLlQvDfvtA@youtube.com

74K subscribers - no pronouns :c

Abdiaziz Barrow is a Somali freelancer journalist who covers


Welcoem to posts!!

in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c

Abdiaziz Barrow
Posted 1 day ago

DEG-DEG: Shirkii Madasha Watashaiga Qaranka ee ka soconayay Muqdisho ayaa ku socdo mid ku dhammaan doono is-af-garad la’aan, Axmed Madoobe ayaa weli ku dhaggn nowqifkiisa ku saabsan in la aado doorasho dadban.

Goor dhow waxaa natiijo la’aan ku dhammaaday kulan gaar ah oo ay lahaayeen Xasan Sheekh, Xamse Cabdi Barre & Axmed Madoobe.

Villa Somalia ayaa dooneysa in Maamul Goboleedyada loogu daro sanad dheeraad ah, kadibna la aado doorasho qof & cod ah, hase-ahaatee, Axmed Madoobe ayaa ku doodaya in la raadiyo Puntland & Khaatumo.

Haddii uu shirka Madasha Qaranku fashilmo, Villa Somalia ayaa wajahi doonta culeys adag oo siyaasi ah, laakiin Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku dadaalaya sidii xasillooni siyaasi ah oo maxalli ah loo heli lahaa.

La soco wixii soo kordha InshaAllah.

71 - 5

Abdiaziz Barrow
Posted 1 day ago

Barnaamij weyn idinku soo socda iyo Itoobiya oo ku jabtay dagaalka diblumaasiga ah ee kala dhexeeyay Somalia.

Channel-kaan isha ku hay

112 - 3

Abdiaziz Barrow
Posted 2 days ago

DEG-DEG: Warbaahinta Israa’ii4l ayaa goor dhow tebisay in la beegsaday Haashim Seyfa diin oo ahaa ninkii bedeli lahaa Hoggaamiyahii Xisbiga ee lagu dilay Lubnaan.

In kasta oo aan la shaacin dhimashadiisa, haddana warkaan ayaa soo baxay xilli caawa si ba’an loo duqeeyay Beyruut iyo qeybo badan oo lubnaan ah.

La soco wixii soo kordha.

79 - 0