in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c
Barnaamijyo culculus ba soo socdaa yaab!
Maxaa siro badan fashilmaaya sidii mashruuca la dagalanka
Waan hubaa Yaabka yaabki bay idinku noqon doonta markad maqashaan!
43 - 9
Dad-badan oo dunida ku nool ayaa maanta aad ugu sheekta dhibaatada wal-walka,walaaca iyo walbahaarkaba. Waana dabeecada qofka ibni-aadamka ahi la nool..
قال تعالى: "لقد خلقنا الانسان في كبد"
"Insaanki waxaan la abuurnay mashaqo"
Ibni-aadamka ayaa kukala duwan sida ay uqaabilaan qaarbaa soo dhaweeya oo ku qanca qadarta eebehood, halka kuwa kale ay aad ula qaracmaan noloshiisa oo idil isbadasha ilaa heer depression (quus) gaarto qofkana sida nolosha isku dhaafiyo dulqaad la'aan awgeed.
Balse rabbi swt ayaa xusay kuwa kusabra una dulqaata dhibaatada iyo mashaqada...
قال تعالى:"وَلَنَبْلُوَنَّكُمْ بِشَيْءٍ مِنَ الْخَوْفِ وَالْجُوعِ وَنَقْصٍ مِنَ الْأَمْوَالِ وَالْأَنْفُسِ وَالثَّمَرَاتِ وَبَشِّرِ الصَّابِرِينَ "
" waxaan idinku imtixaameynaa shey cabsi ah iyo gaajo iyo nusqaamin xoolaha iyo naftaba, ee u bishaare kuwa sabra" ilaa ayada ku xigta
-Daawada walwalka,walbahaarka iyo walaaca..
-marwalba oo qofka carabkiisa iyo qalbigiisa ay kaqalalaan digriga alle nolol ciriiri ah ayuu qarka u saaran yahay..
قال تعالى: "وَمَنْ أَعْرَضَ عَن ذِكْرِى فَإِنَّ لَهُۥ مَعِيشَةً ضَنكًا وَنَحْشُرُهُۥ يَوْمَ ٱلْقِيَٰمَةِ أَعْمَىٰ"
"Ruuxii ka jeedsada xuskeyga waxa usugnaaday nolol cidhiidi ah, waxan soo kulmineynaa maalinka qiyaame isaga oo araga la'.
-Ducooyinkii nabiga (N.N.K.H) waxa jirta duco uu nabiga aad u joogteyn jiray taas oo uu kaga gaashaaman jiray walwalka kan lasoo dhafay iyo kan soo socdaba ( ka walwalka wixi tagay iyo kawalwalka waxad isleedahay amey dhacaan.)
"اللهم إني أعوذ بك من الهم والحزن والعجز والكسل والبخل والجبن وضلع الدين وغلبة الرجال"
Ugu dambeyn si' aan ugu noolaano nolol qurux badan, reyn-reyn iyo farxadba leh yeyna marnaba qalbigaane iyo carabkeena ka qalalin digriga alle swt.
Alle swt hana siiyo nolol qurux badan.
41 - 2
Asalamu Calaykum.......
Raali Galin Arimo igu so KordhaY Darteed
Sidaad Wada Ogsoontihin waxa ino socday Taxane la Magac baxay DHULKII SUNTA waxooga Gaab aya inaga Dhex galay una ino sicdaa insha allah Wali ma dhamaan marka saa ula socda Dhawan wan sii dayn doona insha allah
24 - 2
Ku soo biir TELEGRAM Groupkan👉👉t.me/Koruqaadgaraadkaga Si aad wixiii Warbixna Ula socoto Talo iyo Tusaalena Noola wadaagto MAHADSANID
11 - 0
Salaam_____Barnaamijkeed Jeclaan Lahayden inaan idinku so Xijisooyo on So diyaariyo.
Codsigiinu waa Laga maarman mar walba
30 - 13
احبكم..............💚