Jabuutitoos.tv waa kanaal ku cusub muuqaalka Canada iyo Jabuuti iyo Geeska Africa. Kanaal warbaahineed oo diirada lagu saarayo siyaasada, waxbarashada iyo madadaalada. Ujeeddadeeda ugu weyni waa in la taageero oo laga wada qayb qaalo horumarinta muwaadiniinta reer Jabuuti markay tahay xidhiidhka iyo isgaadhsiinta dalka. Xirfadeeda ugu weyni waa in la qorsheeyo arrimaha tayada leh ee hadda jira iyo barnaamijyada dhaqanka, siyaasada, bulshada iyo waxbarashada Dhalinyara.