Channel Avatar

amonow media @UC-BQ9qM9Cm5l5t3E414nuqA@youtube.com

1.5K subscribers - no pronouns :c

SOO DHAWOW WLL WAAD KU MAHADSAINDTAHAY BOOQASHADADA. FARAXD


Welcoem to posts!!

in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c

amonow media
Posted 2 weeks ago

Magaalada qabribayax waxaa laa billaabay dhismaha caggaarinta goobta nasashadda maamulka magaalada qabribayax.

Billowgii isbadaalka wadanka ka dhacay waxaa xooga la saray in wax lagga qabto caggaarinta magalooyinka dalka.

Goobahan nasashadda ee magaalada qabri bayax laga samaynayo ayaa loogu talagalay in ay bilicda magaalada wax ka badasho.
Sidoo kale Isbeddelka keddib waxaa xooga la saaray in magaaladu noqoto mid cagaaran oo billic leh.

2 - 0

amonow media
Posted 3 weeks ago

Alxamdulilaah yaarabi

2 - 0

amonow media
Posted 3 weeks ago

Shalay ciyaar laga yabay baa jigjiga ka dhacaday ,

Dhalinyarada cusulatay ee jigjiga iyo dhalinyarada cuslatay ee hargaysa ayaa fooda isku daray jigjiga stadium 🏟️ .

Waxana dhulka lagu jiiday dhalinyarada cuslatay ee jigjiga …

1 - 0

amonow media
Posted 3 weeks ago

BISHAARO BISHAQO BISHAARO

.MACHADKA IQRAA EE BARASHADA LUUQADA CARABIGA AH WUXU OGAYSINAYA BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADA JIGJIGA IN UU FURAY KOORSO LUUQADA CARABIGA 00 ARDAYGU UU KU BARANAYO MUDO YAR LUUUQADA CARABIGINSHA ALLAH.

MACHADKA WUXU QAADANAYA ARDAY CUSUB BISHAN NOVEMBER OO TIRO KOOBAN AH.
KA FAA,IIDAYSI WACAN

Kala xidhidh / +251967760039

1 - 0

amonow media
Posted 3 weeks ago

Madasha Akhris iyo Aragti

Bandhiga Buugga (Gabbaad)

Waxay madasha akhris iyo aragti gorfayn haysaa buugga lamagac baxay gabbaad ee lagu soo bandhigayo habeen dambe hadii Allah yidhaahdo, goobta Lotus Hotel, maqrib kadib 6:30.

Buuga lamagac baxay "Gabbaad" waa Buug kahadlaya Fikirka Qolloocan sida looga gaashaaman lahaa
Waxaad ogtihiin in waayadan ay soobateen Fikiro shaki galinabdan Layimiday saameeyayna Dhalinayarada
Hadaba Waxaan idiinku bishaaraynaan In buuga "Gabbaad'' yahay buug waxbadan aad ka faaiidi doobto

waana buug qiima badan oo lasoo tarjumay, kana hadlaya sidaad ooga gaashaaman lahayd dad ka diinta ka shaki galiya dadbka.

Nagala soo qayb gal Insha Allaah 3 November iyo Lotus Hotel Makhrib kadib.

Habeen dambe insha Allh

Ahmed Abdi Jamal

1 - 0

amonow media
Posted 3 weeks ago

Hada ayay bilaabi doontaaa xaflada caleema saarka ugaaska mahamed sheekh abdi ugaaska guud ee basheekhaal ee Ree Amaadin

2 - 0

amonow media
Posted 3 weeks ago

Hargeisa.

1 - 0

amonow media
Posted 3 weeks ago

ilaahay Naxariis waasaca hasiiye kani waa Qabriga Nasser Al- kharafi oo ahaa Ganacsade iyo maalqabeen u dhashay dalka Kuwait 🇰🇼 hantidiisa Waxaa lagu Qiyaasayey ku dhawaad 12 bilyan oo Dollars 💵

Waxa uu lahaa shirkada isgaarsinta ee zAin Bankiga Kuwait (National Bank of kuwait iyo shirkada cuntada Americana ee xarunteedu kutaalo dalka kuwait 🇰🇼

Waxa uu lahaa 33 marakibta nooca shidaalka Qaada waxa uu lahaa Hoteelo badan oo meelo kala duwan oo dunida kamid ah ku yaaala waxa u lahaa 20 dhismayaal oo waa wayn oo Qasri ah oo ku kala yaala Kuwait 🇰🇼 Malaysia 🇲🇾 Dubai 🇦🇪france🇫🇷London🇬🇧 &iItaly 🇮🇹

Hadda allah unaxariistee gurigaas ayuu ka dagan yahay oo hantidii uu lahaa oo idil hal shilin kama Qaadan markii uu dhimanayey ayuu ku dar daarmay in aan la bun buunin oo Qabuuraha caadiga ah lagu aaso si tagaayo maal &magac kasta oo uu Qofku leeyahyna halkaas uu ka aadi doono gurigiisa dhabta ahna uu noqon doono
Guriga dhabta waakan janada alle hageeyo

Gigasho Wariye Ibrahim dallaay 😊

1 - 0

amonow media
Posted 3 weeks ago

HOOYO MACAAN🥹♥️”S”

"Xubigaaga Hooyooy !..🤞🏾
"Aadmigu Xisaab lyo !..🥰
Xaraf Kuma Dhameyn Karo!!..😊
"Xurmadaada Hooyooy..”😘
"Dahabkiyo Xariirtiyo..”🤩
“Xooluhu Ma Gooyaan!!”😄
"Saddex Jeer Xadiithkii!..♥️
"I Xujeeyay Baa Tahay !..♥️
"Hooyooy Xumaan lyo!..
" Xanuun Eebbe Kaa Haay..”
"Xaqiraadna Kuma Bado.
"Xafidaad Ku Noolow !!..
"Dadku Kuu Xigaal Noqoy..
"Qabrigiyo Xabaashana.
"Rabbi Meel Xun Kuma Dhigo!!🤲🏾♥️
" Xowdkii Rasuulkiyo!!..
"Janno lyo Xariir Mudo🥹♥️🤲🏾 “O Allah, grant my mom good health, long life, and strength in their body and spirit.🤲🏾♥️may Allah protect you mommy ♥️👑i love you so much hooyo macaan I can’t wait to see your beautiful face and smile insh’allah 😊 ♥️🥹

1 - 0

amonow media
Posted 3 weeks ago

Dr Abdirahaman mohamed Abdulahi (cirro)❤️
Madxweyne Hanblayo 🫡🙏beri waxan u hanbanaya teamka awooda badane isbahaysiga

Ciro Abdirahman cirro

1 - 0