Channel Avatar

Tuurcas tv @UC-2Khspe6REWhQWhJQnnJgQ@youtube.com

13K subscribers - no pronouns :c

Sprinter van Expediting, Van Life, Trucking, Time critical s


Welcoem to posts!!

in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c

Tuurcas tv
Posted 7 months ago

Yaa wadani sh

15 - 6

Tuurcas tv
Posted 1 year ago

Madexweyne ku xigeenka Puntland Ahmed Karaash oo soo dhaweeyay Go’aankii Garaadada SSC

0 - 0

Tuurcas tv
Posted 1 year ago

Madexweyne Sheikh Shariif oo u tacsiyeeyay reer Laascaano wuxuuna yiri sidan.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa shacabkii ku waayey ehelladooda iyo asxaabtooda dagaalkii ka qarxay saaka Magaalada Laascaanood, waxaan sidoo kale la qaybsanayaa murugada iyo dhibka dadkii ku dhaawacmay iyo kuwii hantida uga burburtay dagaalkaas.

5 - 0

Tuurcas tv
Posted 1 year ago

Halkan ka aqriso heshish yadii Mingiste uu lagalay SNM, USC & SPM

2 - 0

Tuurcas tv
Posted 1 year ago

Madexweyne Mohamed Abdullahi Farmajo oo bartiisa Facebook soo dhigay qoraal uu kaga hadlayo tacadiyada ka socdo Laascaanood waxa uuna yiri sidatan

Waxaan murugada la gaybsanayaa ehelada iyo garaabada dadkii birimageydada ahaa ee cidanka
Somaliland ay ku laayeen magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, anigoo Alle u weydiinaya in u hoygooda ka yeelo Jannatul Firdowsa.
Dadka ku dhaqan magaalada Laascaanood, reer Sool iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed maanta ma xamili karaan colaad iyo dhibaato hor leh, sidaas awgeed waxaan ku baagayaa in si degdeg ah loo joojiyo tacaddiyada ka dhanka ah shacabka iyo wax kasta 0o cagabad ku nogon kara xasilloonida yo nabadda deegaanka.
Sidoo kale, waxaan Eebbe caafimaad u weydiinayaa dhammaan dadki dhaawacyadu ay soo gaareen, aniga oo rajaynaya in wagaradka iyo haldoorka
Soomaaliyeed ay u istaagaan xal u helidda dhibaatada ka taagan gobolka Sool.

3 - 0

Tuurcas tv
Posted 1 year ago

Degdeg: wasiir kuxigeenka arrimaha gudaha Jubaland mudane Abdirahman Mohamed Husein ayaa u magacaabay taliyaha amniga gobolka Gedo Col. Cali Xasan Deer (Cali Abshir)

Magacaabis mahad salad Gedo kama shaqayn doonto waayo waa cadowga koowaad ee aan leenahay asxaan kama sugayno

0 - 0

Tuurcas tv
Posted 1 year ago

Wararka Istanbul

1 - 0

Tuurcas tv
Posted 1 year ago

Wasiir Beyle waxa uu u Mahad celiyay Madexweyne Farmajo, adigu maxay kula tahay

0 - 0

Tuurcas tv
Posted 2 years ago

Ilo wareedyo muhiim oo xilkas ah ayaa ii xaqiijiyen in Raisul Wasaarihi hore X.F.S ahna Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre loo diiday isbuuci laso dhaafay dalku-galka dalka Mareeykanka (USA 🇺🇸 Visa) .

Si muuqato Kheyre waxa saameysay xayiraadi dhanka socdaalka aay soo rogeen dalka Mareeykanka, wuxuna kamid yahay shaqiyaaska aay Mareeykanka ku eedeysay ineey daahiyen doorashada iyo ineey hagardaamiyen dimuqraadiyadda curdunka ah ee Soomaliya.

Kheyre aya aha shaqsigi bixiyay inta badan dhaqaalihi lagu taagerayay ciidanka Badbaado Qaran ee Muqdisho qalaalasaha ka sameeyen bishi April ee sanadki 2021.

15 - 0

Tuurcas tv
Posted 2 years ago

Subscribe, Like, & Share

5 - 0