Channel Avatar

Shiine Culay @UC--9Is7FxGL2HkW7kcEH9iQ@youtube.com

570K subscribers - no pronouns :c

Ku soo soo dhowoow boga aan ku leeyahay Youtube oo aad ka he


Welcoem to posts!!

in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c

Shiine Culay
Posted 1 year ago

Maqaaxidii oo xaabadeeda wadata ayaan si toos ah ugu shidayaa Minneapolis πŸ”₯ habeenkaa yaan la moogaan waa Doubletree, Bloomington MN πŸ‡ΊπŸ‡Έ wixii faahfaahin ah oo tigirada ku saabsab lambarada hoos ku xusan kala xiriir ☎️.

Dalmar yare, Hodon Abdirahman iyo Sharma Boy ayaa ka mid ah fanaaniinta sida milgaha leh iigu soo dhoweeyey Maraykanka oo habeenkaa ina kala soo qayb geli doona.

733 - 30

Shiine Culay
Posted 1 year ago

Shiine Culay oo xaaba ahaan u shitay Qamar Suugaan πŸ˜‚ DAAWO πŸ‘‰ https://youtu.be/AMoSVN-Ho64

464 - 2