High Definition Standard Definition Theater
Video id : mDTOeygJpLY
ImmersiveAmbientModecolor: #c4ced2 (color 2)
Video Format : (720p) openh264 ( https://github.com/cisco/openh264) mp4a.40.2 | 44100Hz
Audio Format: 140 ( High )
PokeTubeEncryptID: 4f1a317158283f68c405ba0fd3440a9fc1b08842001d0ee0e7cf4f27a80b0efefe851d5ab277e5325994bc91a320f319
Proxy : eu-proxy.poketube.fun - refresh the page to change the proxy location
Date : 1725824660576 - unknown on Apple WebKit
Mystery text : bURUT2V5Z0pwTFkgaSAgbG92ICB1IGV1LXByb3h5LnBva2V0dWJlLmZ1bg==
143 : true
Laandheere Ilaahay ka taxadaray
 60 FPS video
587 Views • Mar 24, 2023 • Click to toggle off description
Laandheere Ilaahay ka taxadaray
Metadata And Engagement

Views : 587
Genre: News & Politics
Uploaded At Mar 24, 2023 ^^


warning: returnyoutubedislikes may not be accurate, this is just an estiment ehe :3
Rating : 5 (0/47 LTDR)

100.00% of the users lieked the video!!
0.00% of the users dislieked the video!!
User score: 100.00- Masterpiece Video

RYD date created : 2023-03-24T15:39:43.469812Z
See in json
Tags
Connections
Nyo connections found on the description ;_; report an issue lol

YouTube Comments - 85 Comments

Top Comments of this video!! :3

@caaliyahasan1608

1 year ago

Aakhiro laandheere waxaa ah ninkii ilaahay ka raali noqdo beri hooyadaa iyo aabahaa baad qiyaamaha ka dhuumaneysaa qabiil iska daayedaaye buuriga waa daraag

14 |

@NurAlaaNur

1 year ago

Inna lilaahi Wa Inna Ileyhi Raajicuun. I hope hadalkan in aadan oron balse lagaa sameeyey ama la dul saarey Cod. Haddaad tidhi : Mecca Aadideed Kaama Saareyso Qof Aad Dulmisey, Xamatey, Ceebaysay. Dambigaa Wuxuu Kaaga Hadhi Karaa Qudha Adigoo Cafis Weydiista Dadkaad U Gaftey. Allaha sxwtc Ciduu Doono Wuu Cafiyaa Balse Waa Caadil Aan Cidna Xaqooda Duudsiin. Waxaa Kuu Fiicneyd Adigoo Yidhaahda : Walaalayaalow Intii Wax Iga Tirsaneysaa Iska Key Cafiya Kacbadaan Ka Imid.

19 |

@ilyasali-mj6kn

11 months ago

warkaas waa danbi buuraha kawaa weyn anaga hadaan bini aadan nahay. biyo ayaa nagala sameeyey ciidana kudanbeeya inta udhaxeeyana labo kiilo saxaro caloosha ku sida ayaan nahay. anigana aan kamid ahay

1 |

@mohamednur2163

1 year ago

Shiino ilahay waad u gafday midkle Kalabro khaaliqa iyo mukhluuqa

6 |

@____Cumar____

1 year ago

Kalmadahaasi maaha kuwo ilaahay u qalma jees jees ayaa ka muuqda hadalkaaga.

|

@fowziasheekh9743

1 year ago

Ilahay maad khiyaamayn karta subxana laah

4 |

@donib7225

11 months ago

Mako wa magaalo cid walabaana tagi karta lkn dambi dhaafka ilahay ayu gaar u yahay taasa kaa hoos baxday oday

|

@hayaataa8318

1 year ago

Ilahay kaa aqbali mayo

3 |

@ayanleabdi8109

1 year ago

Dad aan cayay miyaa hda ku faaneysaa😢

9 |

@saynabamaxamuud4982

1 year ago

Adoo kabir qabyaaladeed kugujirto oo meeshaad hoolaha kakeenay layskuhayo ayaad sibaal khushuuca oo faankujiro Allah ubarayaysaa duco iyo xaj aakhirsamaan igadheh

1 |

@dhhol77

11 months ago

Subxanallh caqliga iyo garashada halkaasey mryaan😢

1 |

@baaburayaanchanel4014

1 year ago

Laandheere waa ninka ilaahay agtiisa karaamo ku leh

1 |

@violetklügler332

1 year ago

Baraja bulshada wanncaa warsangali landheere sheeganayo

|

@mawliidxasan7826

1 year ago

subxan Allah wadanbabtay waryaa erabigaa usonoqo

4 |

@whome4851

11 months ago

Laandheere matihid ee stupid Diin Alle ku tumanaya ayaad tahay

1 |

@saidaali412

1 year ago

Waa qaldantahay runta hadii laguu sheego qalad hadii lagalo waa waalatoobadkeenaa kadibna laga shaleeyaa kadibma leyska ilaaliyaa in inlagu noqdo eema aha saad u maleeso joog ilaahey unoqo

|

@muniirocabdisaciid2024

1 year ago

Laandheere waa ceeb waa erey reermiga iyo qabaliyiinta isticmaalan waxey dunidankayihina majirta

|

@canabcabdulle6500

1 year ago

Towbada dulmigaa Allaah ma Aqbalo Waayoo Asxaabul Sabti & Yuhuuddii Dhaqankoodii baad leedahay Suuratul Baqara Allaah ku nacladay, Mise waxaad Moodday inaad Allaah SWT Khiyaami kartid oo aad ku jeesjeesi kartid…!!!adigoo cirroolaa oo oday WEYN ah😢wlhiye dhaqan Xumadaas Daarood ayuunbaa laga helaa…💯👎🏾👎🏾👎🏾😢😭😢😭War Allaah SWT ka baq oo Laandheerannimo waxba kama ogide cagaha dhulka dhig oo qunyar ugu soco ha ku baallalle

|

@cabdinasir8591

1 year ago

WAAR ERAYGANI KUFRI, IIMAANKA AYAAD BEESHAY, EE TOOBAD KEEN, DOQON YAHOW, LAAN GAAB QALBIGU DHINTAAD TAHAYE, WALAAHI WAAD GAALOWDAY

|

@qaafmaxamed5372

1 year ago

lacag aad hadal iyo ceeb aad ka samaysay miyaa kabcada la tagtay. hal xaarani nirig xalaala ma dhasho.

1 |

Go To Top