Qaybo Gaagaaban oo Qisada Sayid Ciise Masiix ah

63 videos • 3,190 views • by Nolosha Cusub Filimadan gaagaabani waxay si taxane ah oo isku xigxigta kuu fahansiinayaan noloshii iyo addeeggii Sayid Ciise Masiix. Waxaa laga soo min-guuriyey Injiilka Ciise Masiix. Haddaba waxaannu kaa codsanaynaa inaad email ama Facebook Message farriin noogu dhaaf. Wixii aad noo soo gudbisaan waannu xafideyna, dad ka baxsan bahda Nolosha Cusub looma gudbinayo. Markaas waxaannu helaynaa fursad aan kugula hadalayno oo fikradayada kuugu soo bandhigno. Waa walaalahaa ka tirsan “NoloshaCusub”, Miiska isku wada-xidhiidhka u qaabilsan Nolosha Cusub noloshacusub@gmail.com https://noloshacusub.com/isticmaalka https://www.facebook.com/BishaaroWeyn/