Channel Avatar

RTN Somali TV @UCueZJK6FHodQNR3r8Z0Jrpg@youtube.com

289K subscribers - no pronouns :c

Rajo Talevision Network "RTN" its First Somali TV in Kenya.


01:05
Afhayeenka Booliiska Jubaland oo oo sheegay in rasaas ay fureen musharixiinta u dhaawacmeen
03:59
"Abgaal iyo Xawaadle haddii aysan joojin wiilasha ay iska dilayaan,waxaa dul keeni doonaa CXD
16:38
DIIRADDA DUNIDA: Mustaqbalka xafiiska garabka siyaasadda ee kooxaha wax iska caabinta
06:34
“Baryahaan dambe waxaa jira rag masuuliyad aan aqoon oo u gafaya reer Waqooyiga” Wasiir Biixi.
02:32
Marxuum Siilaanyo ma uusan ka dhigan xaasaskiisa iyo carruurtiisa la-taliyeyaal, sida madaxda maanta
02:55
Iska horimaaad saaka ka dhacay Kismaanyo iyo xubno muhiim ah oo loo diiday inay ka dagaan Garbahaare
04:48
''Waan soo xirxireynaa dadka qaska dadaal ka wada Hirshabeelle'' Xildhibaan Xaadoole
06:10
Lacagta Shilinka Somaliland ayaa Sare u kac sameysay 24saac ee la soo dhaafay
01:23
QODOBADA WARKA CAAWA RTN TV | 21-11-2024
04:33
Lacagta qaata oo xeryihiinna ku laabta; dollarka DF keentay Kismaayo, waa midkii xaqa aad u lahayden
07:05
Qaar ka mida ganacsatada Jubaland oo Ra'iisul Wasaare Xamse ku eedeeyay in uu ganacsigooda xanibay.
07:08
"Madaxweyne kasta oo weerara Jubaland, wuxuu tagaa isagoo fashilan"Xildhibaan Xasan Firimbi.
05:43
Ardayda Jaamacada Muqdusho oo doortay Guddoonka Ururka Ardayda Jaamacadda Muqdisho.
01:38
Finland ayaa hakisay barnamijkii iskaashiga horumarinta laba gesoodka ahaa ee ay la lahayd Soomaliya
06:57
“Beentii iyo Propagandadii lagu macno tirayay macallinka waxbarashada Soomaaliyeed ayuu weli meelaha
03:07
Madaxweynaha dooran ee Somaliland Cabdiraxmaan Cirro oo dib u eegis ku samayn doona is-afgaradkii
02:14
"Gobolka Benaadir dadka oo dhan ayuu ka dhaxeeya cid gaar uleh ma jirto"Seantor Muuse Suudi.
02:42
Beesha calamka oo ugu baaqday madaxweynaha Jubbaland inuu dib ugu soo labto Golaha Wadatashiga Qaran
39:03
Barnaamijka caafimaadka: waa maxay hoos udhaca ragnimada iyo sida looga hortago?
16:28
Dhismaha ciidanka & amniga maxay ka tari kartaa in markale Odowaa hoggamiyo ciidanka xoogga dalka ?
04:14
Aqalka Sare BFS oo meelmariyay shuruucdii ugu horreeyay ee loo sameeyay beeraha si loo kobciyo
07:24
Odayaasha dhaqanka Jubbaland ayaa si rasmi ah u wareejiyay xubnaha ku matalaya Barlamaanka cusub
01:35
QODOBADA WARKA CAAWA RTN TV | 19-11-2024
02:23
" Natiijada doorashada Somaliland waxaa laga baranayaa casharo siyaasadeed " Fahad Yaasiin.
02:10
Guddiga madaxbanaan ee doorashooyinka Jubbaland oo faahfaahin ka bixiyay habsami socodka doorashada
08:43
“Dulmiga shaqaalaha dowladda heysta waa fasaxa 1 maalin, waxaan soo jeedinaya in Dastuurka lagu daro
03:25
“Burburkii kadib waa shuruucdii ugu horreysay ee beero oo la ansixiyo si loo kordhiyo wax soo saarka
02:37
Abuubakar Cabdi Xasan ayaa shaaciyayay inuu yahay Musharax u taagan kuriga Madaxweynaha Jubbaland
03:44
Faysal Cali Waraabe oo laga tuuray masraxyada siyaasadda Soomaaliland.
03:05
Wasiir Maareeye “Madaxda la doortay ee Somaliland waxa ay ku soo aadeen xilli loo baahnaa
04:06
Madaxwaynaha la doortay Cirro '' Aniga ma guulaysan ee waxa guulaystay Muuse Biixi oo shaqada
02:05
FAHAD YAASIIN “RW Xamze, wuxuu wajahayaa imtixaan taabanaya mustaqbalkiisa siyaasadeed”.
03:14
Dowladda oo 130,000 kun oo dollar ku bixisay si loo carqaladeeyo doorashada Jubaland.
02:05
https://twitter.com/rtnsomaalitv
24:14
Maqnaanshaha Jubbaland & Puntland saameynta ay ku yeelan karto qorshaha Villa Somalia ee doorasho
05:22
"Dalalka ka imaadaa khaadka la geeno dalka waa lala xisaabtamayaa " Wasiir Maareeye.
10:09
“Cilmi baaris ayaan ku ogaanay in daawooyinka lagu buufiyo qaadka uu sababo cudurada beerka ku dhaca
02:01
Howlgalka ATMIS oo sheegay inuu guul kusoo dhamaaday wajigiii saddexaad ee dhimista tirada ciidamada
02:51
Soomaaliya oo lagu wado in ay ku biirto masraxa tamarta dunida.
03:04
"Madaxda Jubbaland waxa ay diidanyahay in shacabka Codkooda ku ciil baxaan"RW Xamse Cabdi Barre.
03:23
Villa Soomaalia oo looga digay halista uu horseedi karo, heshiiska sadex geesoodka ah ee Asmara.
02:45
Dagaal sababay in si shaqsi ah la isugu gefo oo dhexmaray Xildhibaan Murjaan &wasiirka gaashaandhigg
05:56
Beesha Abgaal oo cabasho ka ah dad si qabiilaysan u abaabulan oo dumiyay guryahoodi.
02:11
Wafdi ka socdda itoobiya oo ka qeyb galaya Aaska madaxweynihii hore ee Soomaaliland halka dowladda
11:40
Komishanka oo sheegay in ay soo dhamaatay tirintii cododka doorashada ee Somaliland.
29:06
Falanqeyn ku saabsan sharciga doorashooyinka, iyo khilaafka xooggan ee u dhexeeya Jubaland iyo DF.
05:37
"Abgaalnimo ayaa laygu bartilmaamedsaday,maanta hadaan tol leeyahay dadkayga xaqa iga maqan
06:14
"Xildhibaanadii Abgaal ma waxay doorteen inay iska aamusaan,iyadoo la dulminaayo dadkooda"
03:36
Wasiiir Fiqi oo u hanjabay danjirayaasha dalalka caalamka u fadhiya Soomaaliya.
03:05
WARBIXIN: Xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay meelmarinta sharciga doorashooyinka.
04:54
Dad shacab ah oo dhulkii ay daganaayeen laga dumiyay ayaa ku bannaanbaxay afaafka hore Maxkamadda
02:25
UUR KU TAALO:- Gabar uur 9 bilood lahayd oo si arxan daro ah loogu dilay degmada Kaxda.
03:11
Madaxwayne Farmaajo oo si kulul ugu hadlay, ismariwaaga siyaasadeed ee dalka.
27:50
WARKA HABEEN EE RTN TV 16-11-2024
02:46
Jubaland oo Sharci daro ku tilmaamtay Meel Marinta xeerka doorashooyinka Qaranka ee Baarlamanka
05:03
"Hantidii qaranka wax kaharay malahan,Dowladnimadii Soomaaliyana way burburtay"MD Shariif sheikh
03:55
RTN TV & WASIIR BASHIIR GOOBE:- "Kursi Haween kuma fadhiyo aniga kursi qoys ayaan ku fadhiyaa "
05:05
MUXAAFADKA DOWLADDA :-"Sheekh Shariif iyo adiga ayaa jecel inaan dowlada Mucaarad ku noqono
05:49
Munaasabad lagu taageerayay go'aanka Madaxweynaha Jubbaland ee ku aadan Doorashooyinka
04:28
"Tareenkaan MW Xasan la ordaayo waxa uu marayaa in dadkii oo idil ay ka degeen, ugu danbeyn