Channel Avatar

WARKEEN TV @UCskE_uL9Z84nOFtQ6EVzfFw@youtube.com

39K subscribers - no pronouns :c

Ku Soo Dhawow Channelka WARKEEN TV Waa Channel Madax Banaan


About

Ku Soo Dhawow Channelka WARKEEN TV Waa Channel Madax Banaan baahiyana wararka arrimaha Siyaasada iyo Bulshada, Sidoo kale waxaan baahinaa wararka falaynta xogaha dhabtaa.

Fadlan hadii aad ku aragto Channelkan Muuqaal aad leedahay aadna jeclaatay inaan kaaga bixino fadlan inoo soo dir Email adoo mahadsan anagana sida ugu dhakhsiyaha badan ayaan uga saarayn muuqaalkaaga.

Hadii aad doonaysid in Muuqaal aad leedahay kuu soo gelino Channelka nala soo xiriir oo noo soo dir Email.

Nagala Soo Xiriir Email: nuuriye22@gmail.com
Mahadsanidiin.