Dr.Yusuf Omar Qalib waa dhakhtar qaliin iyo khabiir ku takhasusay qaliinka Laabatooyinka/Isgoosyada sida kala Bedelka Miskaha/Jilibka iyo qaliinka Isboortiga sida dib iskugu xidhiidhinta Seedaha ee Arthroscopy lagusameeyo.
Hadafka channelkani waa inuu kaa caawiyo inaad ku guulaysato caafimaadkaaga iyo yoolkaaga!
Hadafkaygu waa inaan yareeyo macluumaadka qaldan iyo jahawareerka caafimaadka, kuna siiyo tusaalooyin dheeri ah!
Wixii macluumaad dheeraad ah ee aniga igu saabsan, fadlan booqo
Instagram: www.instagram.com/dr.yusuf_o.qalib/
Facebook: www.facebook.com/Yusufomarqalib
twitter: twitter.com/DrYusuf_OQalib
Haddii ay jiraan mawduuc aad rabto inaan ka hadalno fadlan noogu dhaaf fariinta hoos. Waan tixgelindoonaa talooyinkiina!
Waxaan ku rajaynaynaa amin wanaagsan oo farxad leh. Waad ku mahadsantahay booqashadaada!
Dr.Yusuf