Channel Avatar

Somali Multimedia @UCgWFIhrviQoTHAKvq43gmww@youtube.com

7.9K subscribers - no pronouns :c

Soomaalo waa website loo sameeyay dhallinyarada Soomaaliyeed


About

Soomaalo waa website loo sameeyay dhallinyarada Soomaaliyeed si ay fikradahooda ugu dhiibtaan isla mar ahaantaasna ay isku bartaan waxna kala faaiidaystaan.

Soomaalo waxaa ay u ogolaanaysaa in qofkii raba uu samaysan karo website uu ra'yigiisa ku dhiiban karo dadkana uu wax ugu sheegi karo isla mar ahaantaasna uu wax ula qeybsan karo. Iyadoo ay kugu qaadanayso daqiiqado yara sidii aad ku samaysan lahayd bog adiga kuu gaar ah oo magacaaga wata (Tusaale: Soomaalo.com/Maxamed)