Channel Avatar

Jiil Media @UCd5h1iHi_JQ4jHxc8u49L3w@youtube.com

312K subscribers - no pronouns :c

๐—›๐—ฎ๐—น-๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ. ๐——๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป. ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๏ฟฝ


03:35
Dadka Noocaan Oo Kale Ee Calooshooda U Shaqaysta Dartood Ayay Bulshadeenna Waxyeello Usoo Gaartaa.
01:14
Mudnaan iyo Milgo Macalin baa leh. Hambalyo ayaan leenahay Macalimiinta Soomaaliyeed.@jiilmedia
03:14
Horaa Loo Yiri Qayladii Yeertaba Qolay Quud U Tahay. Wax Ka Dhaha Hee?@jiilmedia
03:35:37
Maxaa Ka Wanaagsan Marka Aad Si Qotodheer U BaratoTaariikhyadii Islaamka? @jiilmedia
03:54
Haddii Aad Samayso Wax Waliba Oo Baraha Bulshada Ka Aragto Sidan Oo Kale Ayay Kuu Saameenaayan.
05:31
Alla Dadka Qaarkood Maxay Wax Badan Sidaan Oo Kale Soo Sameeyeen?@jiilmedia
04:13
Illeen Magaalka Dad Been Abuur Iyo Faataalnimo Ku Qaraabto Aa Buuxaan.@jiilmedia
02:55
Dhallinyaro Badan Hadalkaan Oo La Dhaho Dartiis Waxa Ay Ku Kaliftaa In Wax Qaldan Ay Sameeyaan.
06:04
Adoo weligaa Xabsi Galin Markii Lagu Xiro Waa Iska Sidaan.@jiilmedia
08:21
Nin Waliba Sida Uu Waalidkiisa Ula Dhaqmo Asna Ilmahiisa Ayaa Sidaas Ula Dhaqmi Doono.@jiilmedia
03:20
Soomaali Hadaa Nahay Maxaa U Fiirsanaa Qof Maskiin Oo La Dhacaayo?@jiilmedia
02:17
Badankeen Maxaan Uga Baqnaa Dadka Awooda Leh?@jiilmedia
02:14
Kawaran Haddii Sadaqadii La rabay In Gacanta Bidix Laga Qariyo Ay Noqoto Mid Lagu Faano?@jiilmedia
05:04
Talloow Bulshada Yaa U Maqan, Haddii Dadkii Bulshada U Shaqeynaaye Ujeedkoodu Sidan Yahay?
06:58
Gabdho Badan Ayaa La Dhiban Hadalkaan โ€œOdaygaan Guurso Ama Far Habaarโ€@jiilmedia
06:40
Bukaanno Badan Oo Caafimaad Doon Ahaa Ayaa Xaaladdan Darteed Xanuunno Kale La Kulmay.@jiilmedia
03:52
Illeen Magaalka Dad Sidaan Oo Kale Ummada U Luggooyo Aa joogaan.@jiilmedia
04:07
Carruur Badan Waxaa Haysta Dhibkaan Oo Kale, Waalidiinta Qaarna Kuma Baraarugsana.@jiilmedia
03:15
Bulsho waliba af gaar ah ayay leedahay. Anaga Keenna Maxaa Dib Ugu Dhignay?@jiilmedia
07:44
Caqabadaha Ka Dhalan Kara Haddii Tolka Ay Qof Walba Oo Xumaan Sameeya Sidaan Ugu Garab Istaagan.
03:46
Bal Ka Waran Haddii Ay Noloshaada Ku Dhisnaato Heblaayo Iyo Hebel Waxa Uu Sameeyay Aan Sameenaa?
06:46
Haddii Aad Qof Walaalkaaga Sidaan Oo Kale U Hagarayso, Tan Ayaa Kuu Danbaysa.@jiilmedia
02:35
Dhalinyaro badan haddii ay fursadaha baadi goobin, ma heli doonaan faaโ€™iidoyinkan oo kale.
05:25
Dadka Dibadaha Ka Imaado Dhibka Ay Qabaan Marka Ay Dalka Ku Soo Laabtaan.@jiilmedia
03:36
Badanaa Bulshadeena Caan Ay Ku Yihiin In Ay Sidaan Oo Kale Qofka Ku Sameeyaan.@jiilmedia
05:19
Ka Digtoonaaw Oo Aad Uga Fiirso Qofka Aad Saaxiib Ka Dhiganayso, Sababtana Waa Tan.@jiilmedia
03:55
Weli shidaal qodis ayada oo bilaaban haddii dadka sidaan isku badaleen hadhoow sidee noqon doonaan?
06:13
Dhibaatada Ka Dhalan Karta Haddii Labada Waalid Midkood Ilmaha Dayacaan.@jiilmedia
04:37
Kawaran Haddii Qof Afka Aad Shalay Ku Ammaantay Aad Hadane Ku Cayso? Jizaar Sow Maahan?@jiilmedia
06:59
Qorshe Noocaan Oo Kale Haddii Uu Sodohdaa Horteeda Kaaga Fashilmo Xal Maxaad Uga Dhigi Lahayd?
06:28
Adiga Oo Ciyaar Aqoon Markii Lagu Dhaho Arooskaaga Ka Dheel....@jiilmedia
03:00
Bulshadeena Maxay Mudnaan Gaar Ah U Siiyaan Iskuulada Oo Ay Dugsiyada Uga Duwanyihiin?@jiilmedia
08:14
Dhaqan Celin Nin Dalka Loo Keenay Maxaa Gabdhaha Masaakiimiinta Loogu Luggooyaa?@jiilmedia
04:53
Haddii Ay Sidaan Wax Walba Ku Socdaan Yaa U Maqan Dadka Aan Awoodin Qiimaha Xad Dhaafka Ah.
08:25
Abdihaliim Ali Iyo Asxaabtiisa Oo Maxkamad La Saaray, Dibna Loogu Celiyay Waxbarashada. @jiilmedia
07:03
Fiicnaan Lahaydaa In Bulshadeenna Ay Fahmaan Qatarta Ka Dhalan Karta Xaaladan Oo Kale.@jiilmedia
05:06
Sidaan iyo si ka sii xanuun badan ayaa kugu dhacaysa haddii aad tallooyinkan oo kale qaadato.
03:00
Mala dhihi karaa Wadamo badan oo hormaray wan uga fiicanahay dhanka Tiknolojiyadda Maaliyadeed?
04:37
Dumarkeena Dhibkaan Ay Qabaan Marka Uu Kala Taga Imaado.@jiilmedia
04:03
Qof Aad Shalay Wax Ka Sheegtay Marka Sidaan Lagugu Balamiyo.@jiilmedia
02:44
Dhibka Ay Qabaan Dadka Ilaaliya Streak Iyo Sida Ay Ugu Falceliyaan Haddii Uu Jabo.@jiilmedia
04:02
Culaysyadaan Oo Kale Waxa Ay Ka Jiraan Maqaayadaha Qaar, Adiga Horey Ma Ula Kulantay?@jiilmedia
04:43
Qof Aad Shalay Wax U Gashay Haddii Aad Sidaan Ugu Sheeg Sheegato Kawaran?@jiilmedia
02:59
Jacayl Iyo Wanaag Mooyee U Jeedkooda Ma Ahan Sida Aad U Malaysid.@jiilmedia
03:10
Wali Tiyaatarka Qaranka wax maku daawatay? Habeenkii Abaal-marinta Taxanaha Dabin. @jiilmedia
09:57
Bulshadeenna Marka Ay Arkaan Qof Sidaan Oo Kale Ah, Talada Ugu Horeeysa Ay Bixiyaan Waa Tan Oo Kale.
04:21
Weli Ma Jiraa Dhaqankan Oo Kale, Maxaana Ku Kalifi Kara?@jiilmedia
03:46
Cudur Walba Ayuu Daawo U Yahay Hadana Iskuma Daawayno.@jiilmedia
03:50
Mid Ka Mid Ah Sababaha Ugu Wayn Ee Ilmaha Dugsiyada Ku Nacaan.@jiilmedia
04:31
Haddii Aad Iska Xakamayn Wayso Waxaad Waayi Doontaa Dadkaaga Iyo Caafimaadkaaga.@jiilmedia
04:21
Dhallinyarada Qaar Sida Ay Fursadaha U Soo Marto Iyo Sida Fudud Ay Isaga Dayacaan.@jiilmedia
04:26
Haddii Ay Tanoo Kale Ku Qabsan Lahayd Maxaa Xal Ka Dhigan Lahayd?@jiilmedia
06:04
Qof Waliba Dhaqtar Ma Ahan, Ee Arintaan Oo Kale Ka Digtoonaada.@jiilmedia
03:23
Adoo Lagugu Ogaa Musalsal Daawasho Marka Aad Dhahdo Ciyaara Daawanaa.@jiilmedia
05:00
Xasuustaada Dib U Celi Haddii Aad Joogtay Xilligaan Rafaadkan Oo Kale Maso Aragtay?@jiilmedia
04:33
Qadarta Allah Ka Sokoow Waa Tan Sababta Ay Ardayda U Dhacaan.@jiilmedia
05:39
Adinkoo Xal Sidaan Oo Kale Heli Kara, Haka Shaqeynina Burburka Gurigooda.@jiilmedia
03:29
Maxaa Sababa In Ragga Qaarkood Ay Sidaan Ula Dhaqmaan Xaasaskooda?@jiilmedia
03:35
Sheedaan Miyaa Tukado Marka Uu Shaki Kugu Abuuraayo?@jiilmedia
02:30
Haddii Aanan Anaga Is Hagin Yaa Ina Hagaayo? Waa Suโ€™aal Is Waydiin Mudan.@jiilmedia